Arsenal Somali Fans

Arsenal Somali Fans

Share

Halkan kala soco wararkii ugu danbeeyay ee laga qoray kooxda Arsenal.🔴⚪️

14/08/2026

🔥Taageere shaxdee jeclaan laheed inaa ku wajahno Manchester city kulanka final ka ee axada❓

14/08/2026

🚨 BREAKING: Wakiiladda Gabriel Martinelli ayaa ku wargeliyay Arsenal in garabka weerarka ee reer Brazil uusan wax xiiso ah u haynin ku biirista kooxda Galatasaray. 🇧🇷

​Arsenal waxay ka heshay kooxda Turkiga dalab dhan €45m, waxayna u furan tahay inay iibiso haddii ay helaan dalab ku habboon. Si kastaba ha ahaatee, u dhaqaaqista Galatasaray kuma jirto qorshaha xiddiga reer Brazil. ❌

​()

14/08/2026

🚨 Arteta: “Waa inaan aqbalnaa in ay jiraan ciyaartoy qaar oo u baahan inay si qasab ah kooxda uga tagaan.”🔴⚪️

14/08/2026

🚨EXCLUSIVE: Arsenal ayaa xiiseynaya saxiixa Jarell Quansah.

Bayer Leverkusen ma doonayaan inay iibiyaan daafaca reer England.🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿

Quansah dhankiisa wuxuu u furan yahay inuu ku biiro Arsenal, haddii wadahadalladu horumar sameeyaan.🔴⚪️

[David Ornstein]

14/08/2026

🚨War Deg-deg Ah: Arsenal ayaa wada hadallo kula jirta Bayer Leverkusen oo ku saabsan heshiis suurtagal ah oo ay ku doonayso daafaca England ee Jarrel Quansah🔥

Xigasho:

Abdirahman Nor

13/08/2026

🚨BREAKING: Arsenal ayaa heshiis la gaartay inay Liverpool kala soo saxiixato Number 9-ka 16-jirka ah ee Vincent Joseph. 🔴⚪️

Joseph ayaa u dhaliyay 8 gool 9 kulan oo uu u saftay xulka England U-16, sidoo kalena wuxuu kasoo muuqday kooxda Liverpool u18. [Gunnerblog]

12/08/2026

Bruno G.🔥❤️

12/08/2026

Bruno Guimaraes - Arsenal Debut vs Como.🔥🔴⚪️

12/08/2026

Marli Salmon vs Como.
This is Saliba version 2 and he is only 16 years old. 🤯🧱

12/08/2026

Gabriel Martinell against Como.🤯🔥

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadisho