07/16/2026
Si Kasta Oo Uu Tuchel Ugu Ciyaaray Kulanka, Hadana Lagama Aamusi Karo Wax Qabadka Waalida Ah Iyo Shqada Uu Lionel Messi Qabtay Xalay.
Maaha Enzo Maaha L- Martinez Messi Ayaa Go,aamiyay Kulankii Xalay.
Argentina Iyo Messi Waxay U Qalmaan Inay Mar labaad Hantaan Koobkan. ๐ฆ๐ท
07/07/2026
Ronaldo Iyo Portugal Inay Xalay Haraan Way U Fiicnayd,
Macalinka Pedro Neto Iyo Brunaha 90ka Daqiiqo Garoonka Iska Dhex Taagan Ku Haya Miyaa France Argentina Iyo England La Iskaga Celin Lahaa.
Fadeexad Wayn Ayay Spain Ka Bad Baadisay. ๐
07/06/2026
Cr7 Ma U Gudbi Doonaa Caawa Quanterfinalka.โฝ
07/06/2026
Jude Bellingham Hadii Uu Kulan Walba Oo World Cupka Ah Dhaliyo 10 Gool Wax Amaan Ah Kuma Laha Sababtoo Ah Shaqadiisaba Maaha.
Jude Shaqadiisu Waa Caawin, Kubad Hayn Game Controll Iyo Khayaamo.
07/06/2026
๐จSadex Xidig Ayaa Magacooda Ku Qorey Dhalinta Labada Gool Ee Ugu Dag Daga Badan Taariikhda Koobka Aduunka Hal Kulan.
๐ฉ๐ช TONI KROOS vs BRAZIL: 70 seconds
๐ซ๐ท KYLIAN MBAPPร vs ARGENTINA: 95 seconds
๐ด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ JUDE BELLINGHAM VS MEXICO 98 seconds
REAL MADRID. ๐ค
07/02/2026
Kahor Tagida Luka Modriฤ
๐จ Vitinha Waxaan Odhan Karaa Oo Kaliya Waa ๐ข๐๐จ๐ฅ-kayga Ugu Wayn Isagu.๐คฉ๐ค๐
06/26/2026
Liiska Kooxaha Xidigahoodu Goolasha Ugu Badan La Dhaliyeen Koobka Aduunka.
Real Madrid Always Number One.
06/19/2026
Waa Number 10ka Xulka Portugal 90kii Daqiiqo Ee Uu Dr Congo La Dheelay Hal Fursad Ma Abuurin Hadana Ronaldo Oo 42 Jir Ah Ayaa La Rabaa In Eeda Dhabarka Loo Saaro.
Bruno Quuqle Caqlilow Waaye.
05/27/2026
๐จ-Yarkaan Hadii Uu Mustaqbal Rabo Yuusan Real Madrid Kusoo Laaban, Ugu Yaraan Xilli Ciyaareedka Soo Aadan Como Ha Iska Joogo, Inkastoo Uusan Go, aanku Gacantiisa Ku jirin.๐