Shrief

Shrief

Share

" IF YOU CONNOT CONTROL YOUR EMOTIONS, YOU CONNOT CONTROL YOUR MONEY "

Photos from Shrief's post 11/21/2025

๐Ÿ…๏ธŽ๐Ÿ…”๏ธŽ๐Ÿ…ฆ๏ธŽ๐Ÿ…ข๏ธŽ : Manchester United ayaa ogolaatay inay sameyso koox kubbadda koleyga ah, sida uu sheegay guddoomiyaha xiriirka kubbadda koleyga Talyaaniga Gianni Petrucci.

Kooxdu waxay ogolaatay ku biirista NBA Europe, oo ah horyaal cusub oo leh 10โ€“12 naadi aasaasay magaalooyinka waaweyn, oo ay ku jirto Manchester.๐Ÿ€ ๐Ÿ˜ณ

11/21/2025

๐Ÿ…๏ธŽ๐Ÿ…”๏ธŽ๐Ÿ…ฆ๏ธŽ๐Ÿ…ข๏ธŽ : Pep Guardiola ayaa ku dhawaaqay in Rodi uusan taam u ahayn kulanka Newcastle โš ๏ธ

11/19/2025

Cristiano Ronaldo iyo Trump oo ku wada sugan Aqalka Cad ee Mareykanka.๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ˜

11/18/2025

Turkiye NAXDIN Spain oo laba-dhammaan barbardhac ku galeen gurigooda ๐Ÿคฏ๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จ 2-2 Full-Time

11/18/2025

Belgium waxay ku durdurisay xulka Lichtenstein tira dhan 7-0 Full-Time oo u soo baxday Koobka Adduunka 2026 ๐Ÿคฏ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ช

11/18/2025

Brazil ayaa ku guuldareysatay inay garaacdo Tunisia kulan saaxiibtinimo oo caalami ah ๐Ÿ‘€๐Ÿค waxayna ku illaatay barbardhac 1-1 Full-Time

11/18/2025

SCOTLAND waxay garaacaday caawa xulka Denmark tira dhan 4-2 Full-Time - WAXAYNA SIDAAS KU GAADHAY UGU DANBAYN KOOBKA ADUUNKA MARKII UGU HOREYSAY 98 SANO KA DIB ๐Ÿคฏโšฝ

11/18/2025

Xulka Iraq ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ถ ayaa dusha ka martay Xulka UAE ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช 2-1 Full-Time

Iraq ayaa u soo baxday playoffs ๐Ÿ˜ฌ

11/17/2025

Germany oo iska xaadirisay Koobka Adduunka 2026 ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช๐Ÿ’ช
Waxayna caawa xasuuq ba'an u gaysatay xulka Slovakia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฐ 6-0 Full-Time

11/17/2025

Nederland ayaa si rasmi ah uga qayb gali doonta koobka aduunka 2026 - iyagoo caawa xasuuq u gaysatay xulka Lithuania 4-0 Full-Time ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฑ

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in California City?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


California City, CA