22/08/2026
*boos cabbirkiisu dhanyahay 10mx12m, waxa kaaga dhismi kara sida naqshadda kaaga muuqata oo ah ( 1 master room, 3 bed room, 1 jiko, iyo 2 suuli ).
haddaba hadaa doonaysid in boskaga uukaaga soobaxo dhisme macquul oo sifiican llogu nashqadeeyay laguuguna dhiso nala soo xariir.
kadhiibo aragtidaada.
31/07/2026
27/07/2026