Adnaan Mohamud page19

Adnaan Mohamud page19

Share

Page waxaan ugu tala galay in Aan ugu hadlo wax yaabaha ku saabsan ciyaaraha

15/04/2024

Ninkan Cimaamadiisa waxba hasii hesan 🫡

Hatrick Walee ciyar ciyar ma ahan👏

08/04/2023

Jukta way ku bilawatay balayada zerada ah

04/04/2023

War caawa kooxda Chelsea maxa kale dihiin✍️

02/04/2023

Deg Deg

Chelsea ayaa iska cayrisay macalinkedi potter

Walow hada kooxda ay ku jirto booska 11aad lkn waxan sugeyna macalin u qalma kooxda inuu yimado macalinke ayad isle dahay chelsea wuu uqalma ✍️

11/03/2023

Chelsea waa chelsea mar haday is fahanto ⚽️🏆

07/03/2023

Horaan u dhahay shaqada siday u bilawatay waye Blues is back🏆⚽️👏

06/03/2023

Maxaad ka taqana score kii xalay M.united 7😂

1-Qaaradaha dunidu waa 7
2-messi Ballon d’or diisu waa 7
3-Maalmaha isbuuca waa 7


Adnha ku darso only 7 ✍️😂😂

05/03/2023

1-2-3-4-5-6-7 waxba haku darsanin waxna hasoo qorin haloo qiiroodo lee😂😂😂😂

04/03/2023

Wow Chelsea is back👏⚽️🏆

Shaqo haday taalaa inkasto wixii dhan lagu kala baxay😊

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Kampala?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kesinyi
Kampala