Crystal Place Somali Fans

Crystal Place Somali Fans

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Crystal Place Somali Fans, Istanbul.

28/05/2023

Congratulations ๐ŸŽŠ

Crystal Palace oo Hal Dhibic ku Qaaday horyaalka ๐Ÿ˜‚
๐Ÿ˜ญ ๐Ÿ‘Š

29/04/2023

Crystal IS BACK ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ‘

4=3. Xasuuq dar,an Ayaa Maanta Dhacay

09/04/2023

Full-Time... Crystal place 5 =1 Leeds United

Boqorada London Ayaa ku Xasuuqdey Garonkeeda Kooxda Taagta Daran ee Leeds ๐Ÿ™„๐Ÿคฃ๐Ÿซต

19/03/2023

Arsenal waa koox eber ah, kubad ma heysan karaan dhexda k**a baastami karaan weerar fiican ma qaadi karaan kooxda kale difaac kuma aruurin karaan hal wax oo lagu qanco masoo bandhigaan.

Garoonka waxay kusoo galaan insha Allah + waaalkooda garsooraha + VAr + nasiib.

Hadii dhibcaha la isku siin lahaa bandhiga ciyaarta waxay ku jiri lahaayeen kaalinta 21-aad. kaalinta 20-aad xitaa uma qalmaan.

Balse Congratulations Arsenal ๐ŸŽŠ

17/03/2023

๐ŸšจDeg Deg Patrick Vieira ayaa laga ceyriyay shaqada tababaranimo ee Crystal Palace. Kadib Markii looga Shakiyay in uu xiriir hoosad la leeyahay Arsenal ๐Ÿฅฑ๐Ÿ‘

Crystal palace ayaa wajihi doonta Arsenal maalinta Axada.

15/03/2023

Jaqaaye ๐Ÿ—ฃDanyerow Saana wanaqanaa๐Ÿ˜‘

Danyerow ๐Ÿ—ฃAdeer Yaa Tihiin idinba yaqaane ??๐Ÿ˜ฒ

Jaqaaye ๐Ÿ—ฃ Yaakale hee Crystal Place Somali ๐Ÿ–๐Ÿคฃ

07/03/2023

Hogaamiyaasha horyaalka premier league Farqadiisa 2aad ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’ช

07/03/2023

๐Ÿšจ Wilfried Zaha ayay ayaa Iska diiday Dalab Uga Yimid Koxaha Taagta daran ee Arsenal iyo Chelsea Madaama Qandaraaskiisa Wax yar uga dhimanyihiin ๐Ÿ™„๐Ÿคฃ๐Ÿ– London is the Crystal ๐Ÿ”ฎ

05/03/2023

Habeen Wanaagsan Cushaaqda Kubada Cagta ๐Ÿ™„๐Ÿ–

Photos from Crystal Place Somali Fans's post 26/02/2023

Waa barbardhacii 2aad ee aan la galno Leylo pool Xili Ciyaaredkan ๐Ÿ–๐Ÿฅฑ

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Istanbul?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Istanbul