10/01/2026
Shaley Galab oo ay taariikhdu aheyd 9- January-2026, waxaa so gabagabobey o lays dhihi kara labadi wareg e horyalka xafadaha o si xamasad leh uga socdey gegida ciyaaraha ee Dr waberi stadium labada xafadod e kala ah Sh aweis iyo Morgabey aya isla adey kulanka k**a danbeyska ah hambalyo ayan lenahay labada xafadodba waxan rajeynayna wanag o idil iyo ciyartas in si nabad ah kuso gabagabowdo kulankasna u noqdo mid xamasadeysan.
Runti sanadkna ma aheyn kena walow an aheyn kuwo difacaneyey sanado hadana isma dhibi dono o wanso laban dona inago markas sidan ka adag.
Horyalka xafadaha wakan ugu xamasada badan marka lajogo gudaha xudur wuxu malin walbo kulmiya kumanan tagerayal ah o ka kala socda xafadaha magalada iyago kala tageraya afarta xafadod wuxuna dhalinta uyahay isdhaxgal iyo ina la aburo xamasad kaduwan tan horyalada cadiga ah adban ugu mahadnaqeyna gudiga isbortigu iyo dhaman bahweynta ciyaraha waxan la ilowi karin shaqsiga ama masulka cup,kan no dhigey wazir sa,id o ah wazirka wazarada cafimadka (KGS)
Gagabadi waxan halkan ugu mahadcelineyna tagerayashanaga o malin walbo noso xadiri jire garonka waqtigodna noso huri jirey garab istagina Iyo dhiragalintina intaba wan idinkaga mahad celineyna marwalbo waxad tihin kuwo muhim no ah mana idin ilawi karno waxad naso garab jogten sanado abalkina magudi karno kaliya waxad abodna inan idin mahadcelino mahadsanidin markale.
Isbortigu wa isdhaxgal iyo inay dhalinyarada isku bartan ma aha cadawad inta yar e horyalku socdo unbu xifaltankuna jira halka ciyar e dhimana labada xafadodba waxan u dardarmeyna ka Kooxda Kubada Cagta Xafada Horseed ahan inu wanag un kudhamado insha allah.
Markale hambalyo labada xafadod e iskugu so harey kulanka k**a danbeyska ah macaliminta iyo mamulka iyo madaxdinaba guleysta idin lenahay.
DHAMAAAD
08/01/2026
☠️🏆🏆🏆🏆🏆☠️
Derby Match
Horseed Vs Sh.Aweis
Dr waberi Stadium
4:00pm
Markasta Allah Talo Saaro Si Aad u Hesho Guushaada iyo Farxadaada Samir illa dhamaad'ka Cadaladu Alle Xagisay Tala Cidna Ha Udaba Fadhisan Tanina wa Siraha Ino Qarson Markan Kujirno👉🏟️🙏.
kheyr ayan filaynaynaa Insha Alla ✊💪
06/01/2026
Gesigii ciyarti manta an laciyarney xafada Buulow lama jojiye Muridi Mustaf 10'ban kaligi lagu raci karin Kooxda Kubada Cagta Xafada Horseed o dhan ba ku mahadnaqeysa dadalkagi halka kasi wad🐐💪🥇🫡
06/01/2026
Alx alle mahad oo dhami u sugnaatay
Marka xigta dhamaan maamulka iyo ciyaryahanada.
Mida xigta waxan leyahay dhigeena xafada oo an ciyaarti galabta la ciyaarnay waxad qaadateen sadexda fece e ay kubadu ledahay mid ka mid ah waxad so badhigteeen ciyaar qurux badan lkn calaf kiina ahaaa intaaa sido kle dhamaan team'ka waxan leyahay ha daalina hawshu waa Halkeedii wali shaqo way dhiman tahay
06/01/2026
Kulanka manta an lalenahay dhigena xafada Buulow waxi abodenada ah ban iskugu geyn dona insha allah
Waxa rajaynaynaa wixi dambe inaaney dib udhicin tagerayasha khaaska ah
Waligiin waa noo samri jirteen balanteeni waa halkii💪✊
03/01/2026
Isku adka warega 2aad Xaafadaha Deg.xuddur ee gobolka bakool.
Tartanku waa laba wareeg oo dhamaan kooxuhu is arkayaan min laba kulan home iyo away ah shaley o jimca aheyd ayan so xirney waregi 1aad walow guldaro naga so gartey dhigena Xafada moorgaaabey dhamaan kooxuhu waxa ay ciyaareen min sadex kulan.
Wareega labaad ayaaa bilaaban doona isniinta inagu soo aadan waxana wada ciyaari doona kooxaha Sheikh aweis iyo Moorgaabey. halka an ciyari dono malinka ku xigta e taladada inago markas wajaheyno xafada Buulow kulankii h**e ee wareeg 1aad ayan qaybsaney dhibcaha halka kulankan u noqon dono mid kala baxa ah xafad walbo waxay radineysa sedaxda dhibic balse wixi alle qoro unba dhici dono.
Laba koxod o dhibcaha ugu badan aruursada dhamaan kulamada labada wareeg ayaa final u baxaya , halka labada koox ee kaalmaha 2aad & 3aad ay kudhameysanayan iyado an la ciyari donin kulan lagu kala sarayo 2/3,
Xafadaha ugu dhibcaha hooseya kala sareynta ayaa gebi ahaanba isaga haraya tartanka.
Kooxda Kubada Cagta Xafada Horseed
02/01/2026
Ma aheyn malin no ficneyd😱