Walaweyn sports

Walaweyn  sports

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Walaweyn sports, Professional Sports Team, Wanlaweyn.

07/11/2022

Full time
Bakaal 2-1 haakow
Waxaa finaalka iskugu imid xafadaha kala ah bakaal vs canoole
Share
Like
Sxbyal

07/11/2022

RASMI,isku Aadka wareega 16-ka Champions league ayaa la sameeeyay,kulumada xiisaha leh waa Real vs Liverpool,PSG vs Bayern Ac Milan vs Chelsea
Share
Like
Sxbyal

07/11/2022

Waxaa manta la.ciyaari dona kulan ku celis ah kaasi o ay wada ciyaari donan xafadaha kala ah
haakow vs bakaal

Wana kulan same final ah xafadii so adkaato aya finalka la ciyaari donta
Xafada canoole o gor h**e finalka iska xadirisay
Share
Like
Sxbyl

28/10/2022

Waxaa maanta wada balanzan xafadaha kala ah
Haakow vs bakaal
Xafadiii adkatay ayaa u gudbi donto k**a dambeyska finaalka o ay hada gabar sii dhigatay xafada canoole
Share
Like
Sxbyaal

18/10/2022

Waxaa maanta shaay lootuurey kooxixii yimid semi finalka koobka xaafadaha iyo tuulooyinka d.w/weyn waxaana finalka ugudbey xaafadda caanoole waxaana semi finalka isku aaday xaafadaha kala ah BAKAAL VS HAAKAAW waxaana ciyaarayaan hadii ilaahey nagaarsiiyo maalinta jimcaha oo taariiqdu ku beegan 21/10/2022
Share
Like
Sxbyal

14/10/2022

Full time
Canoole ayaa tohoroyin kaga adkaty dhigeda lafoole
Share
Like
Sxbyl

14/10/2022

Kulanka
Maanta
Lafoole vs canoole
Share
Like
Sxbyal

11/10/2022

Full time
Haakow aya ugu dambeyn ugudubtay
Sama finalka
Kobka xafadaha dagmada wlwen iyo tuloyinka hozyimada
Share
Like
Sxbyal

11/10/2022

Kulanka maanta
Waxaa wada balansan xafadaha kala ah
Malable vs haakow
Xafadii soo badiso ayaa u gudbi donto sama finalaha kopka xafdaha dg wlwen &tuloyinka hosyimada
Share
Liike
Sxbyal

10/10/2022

Eaxaa gor dhow la sameyay qori tuurka shanta xadad isku so hartay waxana isku aday
Haakow vs malable
Canoole vs lafoole
Finaal
Bakaal
Share
Like
Sxbtaal

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Wanlaweyn?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Wanlaweyn
252