Xiriirka Kubada Cagta Degmada Qoryooley

Xiriirka Kubada Cagta Degmada Qoryooley

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xiriirka Kubada Cagta Degmada Qoryooley, Sports, Qoryooley.

16/10/2025

KULANKA GALABTA WAXAA DHEELI DOONO KOOXAHA KALA AH
-HILAALVS
DAAWASHO WACAN

15/10/2025

KULANKA GALABTA WAXAA DHEELI DOONO KOOXAHA KALA AH
VS
DAAWASHO WACAN

14/10/2025

KULANKA GALABTA WAXAA DHEELI DOONO KOOXAHA KALA AH
AL-BURUS VS HORMUUD
DAAWASHO WACAN

13/10/2025

MAANTA WAXAA LA DAAHFURAYAA SACAB CUP DEGMADA QORYOOLEY GALABTA INSHAA ALLAH DAAWASHO WACAN

10/07/2025

Kooxda PSG oo kulan iskugu jiray awood iyo bandhig qurux badan ku gaartay markii ugu horreysay Final-ka koobka kooxaha Adduunka 2025.

Chelsea maxaa ku dhici kara?

21/06/2025

Baashaal uma imaan kulahaa Liverpool ee waa inaan koobab la qaadaa Sanadwalba,Hanjabaad kooxaha Waaweyn Premier league kusocota

21/06/2025

Ka dib markii ay la soo wareegeen Joan García, Barcelona ayaa haatan heysata 11 ciyaaryahan oo Catalan ah:

1- Joan García
2- Cubarsi
3- Eric García
4- Balde
5- Fort
6- Martin
7- Casado
8- Bernal
9- Olmo
10- Lamine
11- Pau Victor

21/06/2025

Kooxda zenit kulahaa Barcelona lacagaha Qaaraanka Wiliams aad ku qaadaneysaan Tiktok idinkusoo dirnay

Shiidka Barce waalagu wada maadsanayaa balse kalsooni ayey ku qabaan iney la wareegayaan

12/06/2025

Ma waxaad u timid wadahadalka Joan Garcia?

Wakiilka Joan Garcia: "Waxaan u imid arin kale."

12/06/2025

Ka dib markii uu dhamaaday La Liga, Deco iyo Bojan waxay kula kulmeen Joan Garcia makhaayad, oo ay la socdaan wakiilkiisa iyo saaxiibtiis. Intii uu socday kulanka, Deco ayaa u soo bandhigtay mashruuca Barcelona

Goolhayaha ayaa si wanaagsan ugu jawaabay maalmo ka dibna wuu ogolaaday (martinezferran)

Photos from Xiriirka Kubada Cagta Degmada Qoryooley's post 12/06/2025

Kaliya Madrid ayey aheyd kooxda aan ugu tagi lahaa Liverpool ayuu yiri Arnold

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Qoryooley?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Qoryooley