13/06/2026
Maalin wanaagsan dhamaan somali wayn ⚽️❤️
ku sali nabiga scw� boqortoyo direed
13/06/2026
Maalin wanaagsan dhamaan somali wayn ⚽️❤️
26/05/2026
Alhamdulilah aad ayaan idin salaamaya dhamaan bahda sports salaan ka dib sharciga kaso baxay xidhiidhka sports ka Puntland shaqo fiican ayaad samayseen sii labo jibaara
Halkaas ayaan kuso af jaray waayahyga kubada cagta
Puntland bye dadkaygii aaan jeclaa 🙏🥹
Fiiriya alabiiraha farxada ka muuqata 😂😂😂😂
24/05/2026
👑❤️
22/05/2026
Hambalio reer qardhoodow io taageerayaashena Meel walba aad joogan🏆
20/05/2026
Hambalyadu Waa dhankiina 🏆👑😂
10/05/2026
Hambalio reer qardhoodow ❤️🏆
09/05/2026
Inzhllh kuwa guulaysta alle ha naga dhigo ❤️⚽️⚽️