Xalad nooce ah ayaad kala kulantay gymka maalinkii koowad?
Somali Fitness
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Fitness, Gym/Physical Fitness Center, Jalle siyad, Mogadishu.
Somali Fitness provides for a more in depth and new aspects of fitness where it shall encompass fitness, bodybuilding, exercises, health among others by employing the latest technologies available.
Jirkaga qurxiso oo kaasho somali fitness
04/04/2026
Waxa hada inoo furan xaruuntena cusub ee isgoska siinay so dhawaada🎉
14/03/2026
Somali fitness waxay afur wadared u samesay dhaman shaqlaha ka hawl gala xarumaha kala duwan ee somali fitness, isla markana aan ku abaal marinay shaqalaha qaar ka mid ah kuwas oo mujiyay dhabar adeeg badan, somali fitness hoyga jirdhiska dalka
Ma isku diyaarisay ramadanka?
Qurxi jirkaga , hormari caafimadkaga oo kasho somali fitness 💪
🚨 xarumaha somali fitness waxad ugu hagagi karta 👇
📍Dagmada hoolwadag agagarka dabka iyo sayidka inta u dhexeso
📍Dagmada wadajir, isgoska danwadagta
📍Dagmada yaqshid, inta u dhaxeso isgoska sinay Iyo 4ta darjinka
📍 Dagmada heliwaa Inta u dhaxeso soos iyo suqa xolaha Dhismihi h**e ee S-company
📍 Dagmada dharkiinley agagarka suuqlif 5geed
📍Agagarka macmacanka dagmada dharkinley (brunch 2 dharkinley)
📍Dagmada Deynile agagarka isgoska taraqa iyo sigarka
Wixi maclumd dheri ah faldlan nagla so xirir 📞 0613222290 call/WhatsApp mahadsnid.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Jalle Siyad
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 22:00 |
| Tuesday | 06:00 - 22:00 |
| Wednesday | 06:00 - 22:00 |
| Saturday | 06:00 - 22:00 |
| Sunday | 06:00 - 22:00 |