14/08/2026
🚨🔵Sida Wariyaha weyn Alex crook So Tabinayo Waxa Jirto fursad Josh Acheampong Qaab Amaah ugu biiri karo Kooxda Coventry.
Lampard Ayaa Aad u Daneynaya Xidigan.
Halkani waa Page-ka Rasmiga ah ee taagerayaasha Chelsea ee Soomaliyeed, kala soco wararka Xoog Weynta
14/08/2026
🚨🔵Sida Wariyaha weyn Alex crook So Tabinayo Waxa Jirto fursad Josh Acheampong Qaab Amaah ugu biiri karo Kooxda Coventry.
Lampard Ayaa Aad u Daneynaya Xidigan.
14/08/2026
Kuma caajisi doontid muuqaalkan 👇🏽👀
Prime Eden Hazard ( Reaction Video ) Muuqaalkan waxaan Reaction ka bixin doonaa Prime Eden Hazard
14/08/2026
🚨Landon Emenalo Ayaa Ku dhaw Inu Amaah Ugu biiro Celtic [Ben Jacobs].
14/08/2026
🚨🔵 Chelsea ayaa diyaar u ah inay hoos u dhigto qiimaha ay ku doonayaan Malo Gusto, kaas oo lagu sheegay £75M, iyadoo Liverpool ay xiiseynayso.
🔴 Liverpool ayaa kamid ah kooxaha doonaya Gusto, halka Tottenham, PSG iyo Juventus ay sidoo kale isha ku hayaan daafaca reer France.
Gusto ayaa la sheegay inuu ka walaacsan yahay tartanka booska iyo daqiiqadaha ciyaarta
Chelsea-na ma doonayso inay sii haysato ciyaaryahan aan faraxsanayn, sidaas darteed waxay suuragal tahay in xagaagan uu yimaado tartan adag oo loogu jiro saxiixiisa.
Sharmaake Schurrle
13/08/2026
Chelsea Training Today 📸🔵
13/08/2026
🚨HERE WE GO✍🏼✅
Beniot Badiashile ayaa amaah 1 sano ah ugu biiray kooxda ree Italy ee Napoli. [Fabrizoo Romano]
Napoli ayaa bixin doonta lacagta amaahda oo ah €3M sidoo kale mushaarkiisa ayagaa kafaala qaadaya.
13/08/2026
Enzo ayaa leesku qabsaday 👀👇🏽
Dood Qosol Badan oo Dhax Martay Shabalaala iyo Chelsea Fans Dood Qosol Badan oo Dhax Martay Shabalaala iyo Chelsea Fans
13/08/2026
🔵🚨Fabrizio Romano Ayaa Beeniye Wararka Sheegaya in Manchester City Dalab Ka so gudbisay Enzo Fernandez.
Waxu Sheegay Saacadan la Joogo 04:00 Dhanka Yurub Somalia neh U tahay 06:00 Maqribnimo Wax Dalab ah Ma so Gaarin Chelsea.
Go'aanka Kooxdana Wa isla Sidii 120M Iyo Waqtiga la qabtay...⏳️
13/08/2026
Saacada Afrikada Bari Gaar ahaan Somalia waa 07:00 Habeenimo Waxa 24 Saac Naga Xigta Waqtiga Chelsea qabsatay in Dalab Laga so Gudbi Karo Enzo.
Maxa Filaysa Taagere Ma Joogi Doona Enzo Mise Wa bixi Doona 24 Saac kadib Xiligan o kale?
Fakirkaaga👇
13/08/2026
🚨 BREAKING: Manchester City ayaa dalab dhan £102.5 milyan ka gudbisay Enzo Fernández si ay uga soo qaadato Chelsea. 💰🔵
Wararka ayaa sheegaya in City ay doonayso saxiixa xiddiga reer Argentina, inkastoo Chelsea ay dalbanayso £120 milyan. 🇦🇷
Sharmaake Schurrle