07/04/2026
Jeenyo Football Club vs Dekedda Sports Club 🔥
Maalin kale oo weyn ayaan daawan doonaa🔥
Saadaali yaa badinaya
ku soo dhawoow Daily Football Somali, waxaan soo gudbinaa dhacdooyinka ku saabsan kubada cagta dalke
07/04/2026
Jeenyo Football Club vs Dekedda Sports Club 🔥
Maalin kale oo weyn ayaan daawan doonaa🔥
Saadaali yaa badinaya
06/04/2026
BOOOOOOM 🔥
Badbaado Fc ayaa rigoore lagu abaal mariyay dhamaadka qeybtii dambe kulanka waxaana barbaro ciyaarta ka dhigay Number 9kooda Hilaire.
Horyaalka National League sanad kale oo xiiso gaar ah leh ayuu galay👏🔥
06/04/2026
Qeyb h**e waxaan daawanay Badbaado laga gacan sareeyay, daqiiqadihii Dambe kulanka Gaadiidka waxaa kubad madax furan ah u dhaliyay weeraryahankooda halista ah ee Dickson daqiiqadii 44' aad ee kulanka
A huge second half🔥
06/04/2026
GAADIIDKA FOOTBALL CLUB vs Badbaado Fc 🔥
Labadaan kooxood ayaa maanta isku wajahaayo Tuulada ciyaaraha kulanka 10-aad horyaalka Somali National League.
Saadaali.
05/04/2026
SACIID ALEELEY🔥👏
Sidaan horay idinkugu sheegnay goolhayaha Elman Saciid Aleeley ayaa ku guuleystay ciyaaryahankii ugu fiicnaay kulanlkii goordhaweyd soo dhamaaday ee Elman SC iyo Mogadishu City Club
He’s deserved 🔥👏
05/04/2026
FULL-TIME Elman SC 0-0 Mogadishu City Club
Qeybta labaaad kulanka MCC isbadal weyn ayaa ka muuqday isku xirka dhaxda Ilaa weerarka, waxay sameeyeen labo fursadood oo aad u weyn
Dhanka Elman isfahamka difaaca iyo goolhayaha waxay sababtay in dhibic ay ka helaan dhigooda MCC.
MOTM ama xiddiga garoonka waxaa u qalma goolhayaha Elman Saciid Aleeley oo badbaadiyay 2 kubadood aan caadi ahayn. 👏
Si kastaba koox walba waxaa diiwaankeeda kubiiray min Hal dhibcood
05/04/2026
Majiro wax farqi ah qeybta h**e kulanka
Dagaalka ugu badan dhaxda labada kooxood ayuu ka socdaa majirin bartilmaameed halis ah.
A huge second 🔥💪
05/04/2026
SUPER SUNDAY 🔥
Kulanka ugu adag todobaadkaan horyaalka Somali National League Elman SC vs Mogadishu City Club
Saadaali yaa guuleysanaya?
04/04/2026
Koxda Horseed Sports Club ayaa Guul kagaartay Dhigeda Nadiga Gantaalaha Football Clup
04/04/2026
Qeebta H**e ee kulanka Horseed Sports Club ayaa hogaanka heeyso.