Dekedda Sports Club

Dekedda Sports Club

Share

Welcome to the Official Page of Dekeda Sports Club

Photos from Dekedda Sports Club's post 13/08/2026

Waxaan guul weyn ka gaarnay kulankeennii Basketball-ka, annagoo 83–33 kaga adkaannay naadiga Sancada SC. 💪🔥

Kooxdeennu waxay soo bandhigtay ciyaar wanaagsan, dadaal iyo isku-duubni, taas oo naga caawisay inaan gaarno guushan weyn. 👏🏽

Kulanka waxaa sidoo kale naga soo qeyb galay Maareeyaha Guud ee Dekedda Amb Mohamed Ali Nuur, oo garab istaagay u muujieyey ciyartoyda.

Hambalyo dhammaan ciyaartoyda, macallimiinta, maamulka iyo taageerayaasheenna.⚓

Photos from Dekedda Sports Club's post 13/08/2026

Waxaa sakay Samaynay Tababarkeenii ugu Dambeeyay Ka Hor Kulanka Biri aan La Ciyaarayno Kooxda GAADIIDKA FC

Guuul Berito inshallaah.

12/08/2026

Well Done Omar Artan✋

Photos from Dekedda Sports Club's post 11/08/2026

Tababarkeennii maanta, iyadoo kooxda ay sii wado diyaar-garowga iyo diyaarinta kulankeda ugu dambeyo horyalka

10/08/2026

Idiris bandhigisa ciyarta shale lawo cawin iyo goal meqo siin lahed 1/10

Photos from Dekedda Sports Club's post 09/08/2026

F-T DEKEDDA SC5️⃣:2️⃣G AFGOOYE

09/08/2026

F-T

09/08/2026

HALF-TIME

Photos from Dekedda Sports Club's post 09/08/2026

Warm-up

09/08/2026

STARTING LINEUP

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Hamar Jajab District, Port Road
Mogadishu