Ciyaaraha manta

Ciyaaraha manta

Share

ku soo dhawaaw page ka ciyaaraha ee deeq darajo
"ila noqo saxiib dhow" ("Like iyo follow").

31/08/2026

🚨Lamine Yamal wuxuu noqday ciyaaryahankii ugu fiicnaa taariikhda shanta horyaal ee ugu waaweyn ee gaara goolasha 𝟓𝟎, isagoo dhaafay rikoorada Haaland iyo Mbappé.

31/08/2026

🚨 Tottenham ayaa dhameystirtay dafaca dhexe reer England Tosin Adarabioyo qiimo dha ln 8 million .

31/08/2026

Tottenham ayaa qaaab amaah kula soo waregtey Mykhailo Mudryk ayaa ku biiray blues ✅🔥

31/08/2026

Barcelona ayaa guul muhiim ah ka gaartey Rayo Vallecano Laliga iyagoo jawaab siiyey Real Madrid

Saddex Kulan sadex guuul .

31/08/2026

Gakpo aya sii joogi doona Liverpool kadib markii ay waayeen badalkiisa.

(David Ornstein)

Photos from Ciyaaraha manta's post 31/08/2026

Leo Messi ayaa iskaga faristey ciyaaraha calamiga ah qaranka Argentina.

We will 𝒏𝒆𝒗𝒆𝒓 see Leo Messi play for Argentina again.

31/08/2026

Coma ayaa heshiis amaah ah kula soo wareegtay goolhaye Roberto sanchez✅

31/08/2026

🚨Arsenal aya wadahadalo la furtay garabka lyon iyo Belgium Malick Fofana.

Photos from Ciyaaraha manta's post 31/08/2026

Arsenal ayaa guul dhib badan ka soo gaartey Aston Villa Premier League

Waana kulankii labaad oo gool la,aan ay baxdo.

31/08/2026

🚨Manchester city ayaa dhameystirtay saxiixa garabka Everton iyo Senegal Ndiaye qiimo dhan 65 million.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu