Manchester United Somali Fans

Manchester United Somali Fans

Share

Kani waa bogga rasmiga ah ee taageerayaasha Manchester United ee ku hadla Af-Soomaali.

Halkan waxaad ka heli doontaa warar, macluumaad, iyo dhacdooyinka ugu dambeeya ee kooxda.

12/08/2026

Senne Lammens ayaa xiran doona number-ka 1aad kadib bixitaanka Alty BayΔ±ndΔ±r.

-Xiinkey Hajji

Fantasy Premier League, Official Fantasy Football Game of the Premier League 12/08/2026

ASC!

Manchester United inta taageerto ama qof walboo fahamsan ee Fantasy Football ee sanad walbo waxaa idiin sameeynaa Horyaal dhanka Fantasy Football oo EPL ah sidaas darteed mar kale ku soo dhawaada ee Horyaalkaan MUFC SOMALI FANS LEAGUE.

Code1: fa7afo
Code2: q4idq6

Qofkii rabo Link waa kaas ee toos u booqon karto. Welcome.

https://fantasy.premierleague.com/leagues/auto-join/fa7afo

https://fantasy.premierleague.com/leagues/auto-join/q4idq6

Head to head 16 Koox ah qofkii rabaana halkaas ha soo raaco. Qofkii Koobka Qaado lacagaa la siinaa ayaddana. Code2: q4idq6

-MUFC SOMALI FANS

https://fantasy.premierleague.com/

Fantasy Premier League, Official Fantasy Football Game of the Premier League Official Fantasy Premier League 2026/27. Free to play fantasy football game, set up your fantasy football team at the Official Premier League site.

12/08/2026

Maanta oo kale sanadkii 2003-dii Manchester United ayaa Ronaldo oo xilligaas 18-jir ahaa kula soo wareegtay lacag dhan Β£12 milyan:

πŸ† 1x Ballon d'Or
πŸ† 1x European Golden Boot
πŸ† 1x The Best FIFA Men's Player
πŸ† 1x UEFA Best Player in Europe
πŸ† 1x Champions League
πŸ† 1x Club World Cup
πŸ† 1x Community Shield
πŸ† 2x League Cup
πŸ† 2x Man United Footballer of the Year
πŸ† 3x Premier League

🐐

-Khadar Ahmed Rabiile

12/08/2026

Mason Mount ayaa seegi doonta ciyaarta caawa ee Leeds United tan iyo sabtidii lama tababaran kooxda sidoo kale la hubo inuu diyaar u noqon doono kulanka ugu dambeeya kulamada saaxiibtinimo ee AC Milan. []

-Khadar Ahmed Rabiile

12/08/2026

𝐊 𝐔 𝐋 𝐀 𝐍 𝐊 𝐀 𝐌 𝐀 𝐀 𝐍 𝐓 𝐀 : πŒπ€π“π‚π‡ πƒπ€π˜

KULAMADA SAAXIIBTINNIMO (Club Friends)

🚩 Manchester United πŸ†š Leeds United
⏰ Wakhtiga: 09:30-pm, xiliga geeska Afrika
πŸ“…Taariikhda: Arbaca, 2026-Ogos-12

- Zakariye Fooxaali

11/08/2026

🚨 Manchester United ayaa diyaar u ah inay u dhaqaaqdo saxiixa Myles Lewis-Skelly, balse kooxda ayaa aaminsan in qiimaha Arsenal ay ku doonayso ciyaaryahanka uu aad u sarreeyo.

Arsenal ayaa 19-jirka ku qiimeyneysa ku dhowaad Β£60 milyan. Lewis-Skelly wuxuu ka ciyaari karaa daafaca bidix iyo khadka dhexe ee difaaca.[samuel luckhurst]

Manchester United aaba xiddiga laba boos ka ciyaaro ku diidaysaa 60m welee kooxaha way u xiisayn teamkii Ed Woodward oo lacagaha iska bixin jireen kuwa hadda jooga waxayba aaminsan yihiin in Β£60M + Β£10M lagu heli karo laba xiddig oo laba boos kala duwan ka ciyaara. πŸ˜† 🀣

-Xiinkey Hajji

11/08/2026

Manchester United waxay ahayd kooxda kaliya horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkii h**e ay saddex ciyaaryahan u dhaliyeen 10 gool iyo ka badan:

Benjamin Sesko - 11 gool
Bryan Mbeumo - 11 gool
Matheus Cunha - 10 gool

Ogowse saddexdaba xilli ciyaareedkoodii ugu h**eeyay kooxda ayuu ahaa.

-Khadar Ahmed Rabiile

11/08/2026

Matthijs de Ligt iyo Benjamin Sesko ayaa labaduba shalay ku sugnaa xarunta tababarka Carton House ee Dublin.

De Ligt wuxuu seegi doonaa toddobaadyada ugu h**eeya ee xilli-ciyaareedka cusub balse waxaa jirta rajo ah in Sesko uu daqiiqado ciyaari karo kulanka ugu dambeeya kulamada saaxiibtinimo ee ay kooxdu la ciyaareyso AC Milan maalinta Sabtida. []

-Khadar Ahmed Rabiile

10/08/2026

Matthijs de Ligt ayaa ka qayb qaatay qaybtii h**e ee tababarka isagoo qayb ka ahaa soo kabashadiisa. β€οΈβ€πŸ©Ή

- Zakariye Fooxaali

10/08/2026

Marcus Rashford ayaa cillaan camal u saartay π“π€π“πŽπŽπŽπŽ dhamaan lambarrada funaanadaha uu u xidhan jiray ee kooxdiisa Manchester United πŸ‘•

Waxa uu TATTOO ku sawiray lambarradii h**e ee πŸ‘πŸ—, πŸπŸ— iyo lambarka 𝟏𝟎. Hadda wuxuu qaadan doonaa lambarka πŸπŸ’ sida si gaar ah loo shaaciyay tii oo Manchester United ay siisay ciyaaryahanka π€πšπ¦π’π§πšπšπ-𝐝𝐑𝐚𝐦𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐒𝐫𝐚𝐧 (FULL TRUST) wuxuuna haystaa fursado wanaagsan oo uu ku sii joogi karo kooxda.✨

Romano

- Zakariye Fooxaali

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu