Bulsho Youth Academy

Bulsho Youth Academy

Share

In la helo ciyaartoy heer sare ah oo dalkooda anfaca kana qeyb qaata tartamada ciyaaraha kala duwan, kuna barbaaray ciyaaraha.

To find top players who will benefit their country and take part in various sports competitions and grow up in sports.

24/08/2026

Yaad ka Taqanaa Ragan

21/08/2026

Sawirka Jimcaha

19/08/2026

“Nostra cara sorella Valentina, ti teniamo nel cuore.” ❤️
“Our dear sister Valentina, we hold you in our hearts.” ❤️

19/03/2026

Ciid Wanaagsan
Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed waxaan idinku hambalyaynaynaa dhalashada maalinta barakaysan ee Ciidul Fitriga.

Alle ha inaga aqbalo Acmaasha suuban ee Ramadan.

EID MUBARAK TO YOU ALL !
Fans.

24/12/2025

What A Pass Alpha

14/12/2025

Gaabshe Kaka iyo Coonka
sawirka Galabta

Photos from Bulsho Youth Academy's post 12/12/2025

Hambalyo Bulsho Youth Academy 2 - 1 Shareeco Academy.

05/12/2025

Guud ahaan Akademiyada waxan tacsi tiiraanyo leh udireynaa bahda Kubadda Cagta & reerkiisa geeridii ku timid Macalinka Akademiyada SIB Ac iyo Mamulka iyo Ciyqartoyda akademiyada SIB Ac Wuxuuna ku Geeriyuuday Bada Liido waxaa leenahay Samir iyo Iimaan ALLAH ka siiyo dhamaan bahda Kubadda Cagta A

20/11/2025

Hambalyo Garsooer Omar Abdulkadir Artan oo ku guuleystay Garsooraha ugu wanaagsan Afrika oo dhan.

Waxaan leennahay horey u soco oo noqo kii dalkeenna meel sare gaarsiiya

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu
252

Opening Hours

Tuesday 14:00 - 15:55
Thursday 14:00 - 15:55
Sunday 14:00 - 15:45