14/08/2026
Mahadsanidiin dhammaantiin 💙🤍
Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa dhammaan qoyska Heegan SC: ciyaartoyda aan wada ciyaarno, tababarayaasha, maamulka, shaqaalaha kooxda, taageerayaasheenna qiimaha badan iyo dhammaan dadkii na garab istaagay intii lagu jiray xilli ciyaareedkan.
Taageeradiinna, dhiirrigelintiinna iyo kalsoonidiinna waxay na siisay awood aan ku sii wadno dagaalka, xitaa xilliyadii adkaa. Ciyaar kasta, tababar kasta iyo dhammaan waqtiyadii aan wada qaadanay waxay ahaan doonaan xusuus aan weligeen illoobi doonin.
Mahadsanidiin dhammaan intii nagu kalsoonayd oo mar walba kooxda garab istaagtay. Heegan SC waa qoys, waxaana wadajir ahaan nahay kuwo ka xoog badan. 💙🤍
Taageerayaasheenna oo dhan: waad ku mahadsan tihiin jacaylkiinna iyo daacadnimadiinna. 💙🤍
Insha’Allah, waxaan isugu soo laaban doonnaa caqabado cusub iyo guulo cusub. 💪⚽️
Heegan SC 💙🤍
29/07/2026
Reeraha Africanta hadii aadan shaqeenin hadalkaaga madhageesanayaan
Sabatoo ah waxey umaleeyan in hadii adan shaqo heynin maskaxdaada zero tahay😅😂
25/05/2026
Markuu qof kuweydiiyo maxaad Saaxiibadaadi h**e ee aad kala tagteen ula sheekeeysanesaa wali,
waxaad ii weydiisaa waligaa waraaqadihii h**e ee imtixaanka Revision ( Muraajico ) ahaan ma u isticmaalin miyaa ?
🫣😂
Cabaas Aadan muuse
21/05/2026
Xushmad daradu waa marka aad gabar sxbta aad funanada hadiyad usiiso Kadib malinta xigta aa baheed ku aragto🙆♂️😂
Cabaas Aadan muuse
19/05/2026
Adigoo xaas_qaba Inaad gabar kale shukaansato
Macnaheedu ma ahan inaadan xaaskaga jeclayn
Lkn waa sida adigoo gaari leh oo mararka qaar taxi
kiraysta si lugaha baaburkaga aad udhaqalaysato
My sis waxba hau arkin naag jidka lagula soo hdlay🫣😂
15/05/2026
Markii aad gabar African ah aad kudhahdid waan kujeclahay
Isla markiiba waxey noqonee
Lacag la,aan , Taleefon la,aan , Internet la,aan , Iyo Guri la,aan
14/05/2026
Naag walbo waxey dooneysaa ineey guursato nin Hantiila ah
Wal walka iheeysto ayaa wuxuu yahay
Yaa guursan doono kuwaad shiidka kadhigteen 😏
Cabaas Aadan muuse
29/10/2025
Asc Dhamaan Maamulka Taageeraha Degamda kaaraan waxan idin Ka Raali galineeynaa Aniga Iyo Ciyartooydeeyda Wixii shalaay dhacay Ma Aheyn Waxaad Noga Barteen balse Wax Kasta waa Qadarka ALLE SWC
Cidna Isma Dheheeynjn kaaraan ayaa meshaan Kusoo Hareyso Wan Dadaalney Balse Qadarkaa Qoran oo lama dhaafi karin
Waxan halkan ugu mahad Celinayaa gud ahaan Maamulka Waxan Rajeynaa In Anagoo Sidan ka Fican aan ku Soo Laaban Doono Sandka Xigo I.A
25/10/2025
"Sida keliya ee aad ku dareemi kartid inaad ka h**eyso dadka qaar waa iney xilli qado ku tahay
marka ay iyagu utahay quraac✌"
Wan ku faraxsanahay markale ina kaso muqdo saaxada macalinimo oo aan usii shaqeeyo dhalinyarteyda ugana faa'ideyo Inta yar ee aan ka ronahay una abuuro fursad ay kuso bandhigan hibadooda ciyaareed⚽️ 😍
marwalbo iyo meel walba garabkiina ahay Walaalahey ✊
Viva KAARAAN⚽️💪✊