Kaluun football club

Kaluun football club

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaluun football club, Sports Team, Waaberi, Mogadishu.

18/06/2024

Kulanka galapta

Fc kaluun vs banaadir ac
Tayo stadium

Photos from Kaluun football club's post 03/04/2024

D/w/rest 1.1 kaluun fc (p*1.0)

Sida rabnaa way noo noqon wayday dadala inoma yareen

Sida anago ka adag sanadka danbe Insha allah

Waxaan halkan ugu mahad celinayanaa taageerayshii waqtigooda inoo soo huray waxaa leenahay halaan waxaa kusoo garanay waa idinka

03/04/2024

π— π—”π—§π—–π—›π˜Ώπ˜Όπ™” πŸ’›

πŸ†š D/W/resturant
πŸ•’ 3:45
πŸ† ramadan cup
🏟 macquul stadium

02/04/2024

Fc kaluun 3.0 dharkenley acadamy

Ka dib ganaax ay la kulmeen naadiga dharkenley

01/04/2024

Match day πŸ’›πŸ’›πŸ’›

Ramadan cup garoonka macquul

Dharkenley acadamy vs fc kalluun

Waqtiga 3:30
Guul I.a

Photos from Kaluun football club's post 29/03/2024

Alx guushii maanta ee ramadan cup garoonka macquul

Gacma dahab cabdifitah oyaaye

Photos from Kaluun football club's post 27/03/2024

Alx waxaan usoo baxnay wareega xiga ee tartan ramadanka ee garoonka macquul

Next saturday guul I.a

Photos from Kaluun football club's post 21/03/2024

Kulankii ugu horeyay ee ramadan cup. Macquul

Fc kaluun 3.1 school bolusio
Kulamada kle guul I.a

27/02/2024

Kulan kii maanta

Fc kaluun 4.1 happy boys
Good game

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Waaberi
Mogadishu