Waasuge Show

Waasuge Show

Share

Falanqeynta Ciyaaraha, Madadaallo, Warbixino Iyo Arimaha Bulshada Kala Soco Halkaan..

09/08/2026

RASMI: RC Strasbourg ayaa Lasoo Wareegtay Goolhaye Filip Jorgensen waxoona kasoo dhaqaaqay Naadiga Chelsea

09/08/2026

Furitaanka Somalia youth football academy ayaa laga daahfuray degamda dharkeenley da,da 13 sano ilaa 5-sano jirka waana maalmaha qamiis iyo jimco waxaana daahfurka ka soo qaybgalay gudoomiyaha sportga dagmada dharkeenley iyo kan wadajir iyo waalidiinta waxaana qudbadaha ka jeediyeen labada gudoomiye sport iyo qaarka mid ah waalidiinta dhalay caruurta

08/08/2026

Ferran Torres ayaa heshiiska shaqsiga ah la gaaray Paris Saint-Germain.

Photos from Waasuge Show's post 08/08/2026

SAWIRRO: Kulan is dhexgal ah ayaa lagu qabtay garonka hospital madiino
Ee. Degmada wadajir
Kulanka ayaa dhaxmaray
Jaaliyada s.sudan
Iyo dhalinyarada caanka ka ah social media
Kulanka waxaa soo qaban qaabiyay
Bahda ciyaaraha Degmada Hodan.

08/08/2026

RASMI: Nottingham Forest ayaa dhameestirtay heshiiska Ousmane Diomande Oo kasoo dhaqaaqay Naadiga Sporting

Waxeeyna ku sooqaateen €𝟒𝟎𝐌

08/08/2026

RASMI: Arsenal Ayaa Soobandhigtay saxiixa Bruno Guimarães

08/08/2026

RASMI: Liverpool Ayaa Heshiis amaah ah kula soowareegtay Daafacii Barcelona Ronaldo Araujo

07/08/2026

RASMI: Manchester City ayaa Lasoo Wareegtay Goolhaye lama kasaay ah Gero Rulli

07/08/2026

RASMI: Micky van de Ven Oo Heshiis Cusub usaxiixay Tottenham

07/08/2026

RASMI: Chelsea Ayaa dhameestirtay heshiiska Pep Chavarría

waxeeyna kasoo bixiyeen Aduun Lacageed €19m iyo €2m Oo ku xeran bandhiga Laacibka

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Hodan_km 4
Mogadishu
252