Mudane Gudoomiye waxa aad qabatay iyo waxa aad musuq maa Suqday adi iyo ku xigeen kaaga yaa badan
Mide kale barnaamijka ugu danbeyay aad afkaaga ka dhawaajisay 13 qof wacyi galinta eheed imisa ayaad xigtaada cadaalad daro usiisay miyaadan xishoon. tan kale kaararki 200 ehed oo aad 80 aad ka reebateen adi iyo ku xigeen kaaga ayadoo xili abaaro ah dadku wax ay hestaan aysan jirin aad ka reebateen
Hobyo, team
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hobyo, team, Mogadishu.
31/03/2026
DEG DEG: Ilaalada Gaarka ah Godoomiyaha Golaha Shacabka oo hada kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Baydhabo.
Waa Su,aale Maayarka Degmada Hobyo Osman Ahme # Muxuu la,shir tagay Shirka Maayarada degmoyinka Ee Galmudug ka socda Guriceel?
Sida aan ognahay wax qabad uu qabtay majiraane
Ma dhulkii Xaruntii miriiniska ka hooseyay oo Daahir alisow ka Gatay ayuu shirka ka sheegi doonaa.
(Dhul xaraashe allow bulshada kaa qabo )
Maayarka degmada Hobyo mayahay qof u cadaalad Fala bulshada Ree Hobyo mise waa nin ku suntan qabiileeste iyo ina adeer nimo?
Hay,ad waliba timaad deegaanka oo shaqaale qaadanee ama Mashruuc walba oo deegaanka laga fulinaa 100%95 waa in uu siyaa reerka uu ka dhashay waliba jufo hoosaadka uu ka yahay. Hadii aan nahay ree Hobyo waxaa nagu habsatay ayaan daro weyn #
Dhalinyaradii waxa ay noqdeen kuwo ka raja dhigay riyadii ahaa maalin ayaad haleysaan maamul cadaalad ah oo ka reeban eex iyo ina adeer nimo
Maamulka Degmada Hobyo ayaa noqday mid dhiig miirato ah dadka masaakiinta ah Kaararki loogu talagalay oo ahaa 200 oo 80 ka mid ah ay qaateen Maamulka degmadu. sido kale ma jiro wax horumar ah ay kuso kordhiyeen degmada inta ay xilka hayeen maamulki danbe oo la dhisay, basle taa badal keeda waxa ay gateen dhulkii danta guud
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Mogadishu
112233