IBROz football updates & transfers

IBROz football updates & transfers

Share

Welcome This page

02/11/2025

Muxu ahaa goaโ€™aanki uu Lamine Yamal qaatay kaso dunida ka yaabsaday

01/11/2025

Ma is dhihi karna Xabi Alonso waa Jose Murinho cusub oo Real Madrid gacan ku dhigtay

01/11/2025

Sidee suurtagal ku Noqotay in La joojiyo Maskaxdi ugu weyned ee kubada Cagta

01/11/2025

Poul Pogba oo kuso Laabtay kubada Cagta kadib Jab iyo rafaad badan oo uu soo Marey

12/08/2025

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐† ๐€๐ก: Chelsea mala saxiixan doonto Gigio Donnarumma,

- Fabrizio Romano.

12/08/2025

๐ŸšจBayern ayaa diiday suurtagalnimada ay ku saxiixan lahaayeen Rasmus Hรธjlund oo Manchester United ay usoo bandhigtay toddobaadkan,

- Sky Sport DE.

Photos from IBROz football updates & transfers's post 12/08/2025

Pep guardiola ayaa Rodrygo ku daray Liiska
riyada ee Man City sanadihii ugu dambeeyay.

Haddii Tottenham iyo City ay heshiis ka gaaraan Savinho, Rodrygo ayaa noqon doona bartilmaameedka koowaad ee Manchester City.
Real Madrid waxay doonaysa โ‚ฌ100 oo ah qiimaha Lagu fasixi karo Rodrygo.๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท

Rodrygo-na dhankiisa wuxu rabaa inuu kooxda sii joogo.โ€ผ๏ธ

12/08/2025

๐Ÿšจ๐Ÿšจ ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐† ๐€๐ก: Alexander Isak ayaa u sheegay Newcastle inuusan mar dambe u ciyaari doonin, wax walbana ay gebi ahaan dhamaadeen.

Warbixinta The Athletic ayaa sheegeysa in ciyaaryahanka uusan Matali doonin kooxda xitaa haddii uu sii joogo.!

12/08/2025

๐Ÿšจ RASMI: Paris Saint-Germain ayaa la saxiixatay Ilya Zabarnyi heshiis โ‚ฌ66M ah oo kaga yimid Bournemouth โค๏ธ๐Ÿ’™

Zabarnyi: โ€œAad ayaan ugu faraxsanahay inaan ku biiro Paris Saint-Germain, kooxda ugu fiican adduunkaโ€.

โ€œWaxaan halkan u joogaa inaan bixiyo wax walba oo awoodeyda ah, anigoo rajeynaya inaan ciyaaro oo aan la kulmo taageerayaasheenaโ€.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu
IBROZTAKAR111