General Laaka13

General Laaka13

Share

Kusoo Dhawow Page-Ka Shaxda Ah Ee Naadiga Global Academy.

Photos from General Laaka13's post 07/04/2026

FT: Kulanka maanta Somalia National League.

Jeenyo 1-2 Dekaddaha.

07/04/2026

Maxaad ku saadaalinaysaa kulanka Jeenyo Vs Dekedaha?

Ka daawo kulankaan App-ka Sumad meel kasta oo aad joogtid

14/03/2026

πŸš¨π’πŽπŒπ€π‹πˆ ππ€π“πˆπŽππ€π‹ 𝐋𝐄𝐀𝐆𝐔𝐄 πˆπ’ ππ€π‚πŠ πŸ›¬

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya (SFF) ayaa shaaciyay in Somali National League dib u furmayo 03 April 2026,

Isbuuca koowaad waxaa jira kulamo adag oo ay ka mid yihiin Elman vs MCC iyo Jeenyo vs Dekedaha.

Su’aal Elman ma ka badin kartaa MCC Oo muddo Sanad ku dhaw aan laga badin ?

02/02/2026

Champions Mcc πŸ†πŸ₯‡

02/02/2026

Geemkii ugudambeyi oo ah General Daa’uud iyo
Mogadishu City Club πŸ†š Horseed Sports Club 1971
caawa yaa magaalka loo shidi donaa Taliska Ciidanka xooga dalka ?
by

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Hodan
Mogadishu
252