Hadafkeygu Waa in aan Gaarno Xaafad Kasta iyo Gobal walba dhalinyaraduna Helaan Adeeg Jirdhis oo Casri ah iyo Qiimo jaban
50 Sanno + oo hadaf ah
Caato Fitness Gym
Caato Fitness Gym Waa Xarun jirdhis oo aad loo Qalabeeyay Qiimaheyduna yahay midka ugu Yar Soomaaliya
Xarig Jarka Xarunta Cusub Ee Gubta ee Bahda Caato Fitness Gym
31/12/2025
Hambalyo Dhamaan Bahda Fitness-ka Gaar ahaan Bahda Caato Fitness Gym
Ka Faaiideeso Qiimo dhimista Weyn ee Caato Fitness Gym $30 kaliyah Ku Hel 3 Bil oo ku Raaxeeso 90 maalin Kuna dhis Jirkaada
🎉 SANAD CUSUB – JIR CUSUB! 💪🔥
Sanad walba waad qorsheysaa…
➡️ Gym baan bilaabayaa
➡️ Baruur baan dhimayaa
➡️ Caloosha baan jarayaa
➡️ Muruqbaa dhisayaa
Laakiin…
❌ Qarash ayaa kugu culus
❌ Bil kadib lacag ma haysatid
❌ Jimicsigii waa istaagaa
❌ Natiijo ma aragtid
👉 Taas Waxaa Sanadkaan Kaa Xaqabtireeso Caato Fitness Gym oo kuu Sahashay Safarkaada Jirdhiska
💡 Sanadkan ha dhihin “waan bilaabayaa”
👉Ee BILAAB HADDA!
📍 Caato Fitness Gym – Meesha isbeddelku ka bilowdo
📲 Nala soo xiriir maanta – ee Soo Boooqo Xarunta kuugu dhaw ee Caato Fitness Gym.
21/11/2024
"Cayilka Waxa Keena Jimicsi LA Aanta"
15/11/2024
Jimco Wanagsan.
14/11/2024
"Maal Gasho Naftaada oo Hel Muqaal Qurux badan"
10/11/2024
Ka dhig Noloshaada Mid Firfircoon Oo guul Leh
Una dhabar Adeyg jimicsigaaga.
08/11/2024
JIMCO WANAAGSAN"
06/11/2024
Jir Fiyoow Ayaa Leh Maskax Fiyow
Gym 🏋️♂️ 💪
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Caato Fitness Gym
Mogadishu