Ciyaartooyda soomaaliyed

Ciyaartooyda soomaaliyed

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ciyaartooyda soomaaliyed, Sports, Mogadishu.

Photos from Somali Football Federation 1951's post 25/06/2026
24/06/2026

Cumaroow baaraha bulshada aad aya ugu dhexmilantay. Majiro aduunka garsoore sida aad ugu dhex jirto ku dhex jiro. Mar aad passporkagi iyo tikidkaga soo sawirto, mar aad dhahdid lacag aya leybalan qaaday. Arimaha bulshada ka dhex bax. Shaqadaada ku ekaaw indhaha caalamka aya ku haaya sidi h**e ma tihid. Dhowr jeer oo h**e na waan ku shegnay.

Si Fcn u fiiri sawirkan waxa ku muqda Rajo iyo dadaal Gabar Somaliyed oo karti badan Soma ahan inkasto mesha cunuga yalo aysan ka turjumeyn in Jamacadan qadatay masuliyadedi

Lkn ujedkeyga waa Gabadhan sida la ii shegay Waa Hooyo wax barata cunugas kaliged heesata nolol adagna ku nool saas ay tahayna xaladahas nololed oo dhan aysan baabin kartideda

Waxa anagana nala gudbon bay Ila tahay in aan cawino nolosheda badalno ayada iyo cunugas

Allah ku fududeyo Hooyo Exam aad galeyso iyo exam ka noloshaba

We are proud of you

Photos from Ciyaartooyda soomaaliyed's post 23/06/2026

Dadka leh Somalia waxay shirka dhalinyaradda Carabta u dirsatay dad anan u qalmin ee iska hadlay horta ma ogyihiin shirka waxa uu quseeyo ??

Mowduuca shirka aya ah ”saameynta baaraha bulshada ” yaa kaga haboon bilal, malabo iyo goat Geseey??

Wasiirka waa ku mahadsanyahy in uu diray dad ehel u ah waxa mesha looga hadlaayo, oo usan dhag jalaq u siin dadka meelaha ka buqaayo.

Halkan ka eeg linkiga warbixinta shirka:

https://www.al9anat.com/الرباط-تحتضن-اللقاء-العربي-الأول-حول-أ/

19/06/2026

Wasiir Mohamed sida uu wax uga qabtay kubada cagta Wa ku mahadsanyahy, Mahadsanid wasiir

17/06/2026

Saaxiibken Champion marka la magacaabaaye iyo Shaqadi lagu yaqiinay wu ka leexday, waa laga waalay waxa la dhahay dhalinyaradda kuwa mudaharaadka hubeysan horbodaayo ayagana waxa u tahy gudoomiye kaliya kuwa laamiyada jiifa uma tihid. Champion wuxu wax ku yahy amniga iyo xasiloonida dalka. In kiis maxkamad yaal uu madaxweynaha la horyimaado xita kuma dhacaan kuwa Mucaarad ku sheega ee qasaaya amniga magaalada iyo guud ahan dalka. Champion laba arin midkood aya ku banaan:

Waxa heysa xil magacaabis ah oo dhalinyaradda ka dhaxeeya, ku shaqeey siyaasadda dowladda, ama banaanka uga bax ee is casil kadibna ku biir team Hotel Jaziira.

17/06/2026

Khilaafka Wasiirka iyo champion ila iyo hadda runta lagama sheegin, champion asaga aya siyaasad galay oo xaflad uu madaxweynaha ku suganyay ka yiri ‘madaxweyne dhalinyaro aya naga xeran asaga oo ula jeedo Sacdiyo Bajaj oo u xeran arimo siyasadeed. Khilaafka halkaas ayu salka ku haaya wax sporti ka galay ma jirto. Champion xilka uu haayo waa xil uu magacaabis ku yimid waxana magacaabay Wasirki h**e ee Mohamed Bare.

Champion laba arin aya u furan in uu raaco waxa ay madaxtooyada rabto, ama in uu isaga tago oo uu mucaaradka ku biiro sabbto ah arimo siyaasad ayu galay.

09/06/2026

As a World Cup host, the U.S. shouldn't be flippantly barring officials from entering the country to do their jobs.

It's terribly backward. It's also counterproductive. Global sports competitions should improve international exchange and relations, not the reverse.

Photos from Ciyaartooyda soomaaliyed's post 08/06/2026

Marka laga soo tago in Cumar uu passpor-kiisa iyo tikidkiisa uu baarahiisa bulshada so dhigay, ninka ka gaday warbiihinta sportiska aduunka in Cumar sababaha loo heysto tahy in uu isticmaalay diplomatic passport waa ninkan. waa qofka iska leh page Kaas X la soo dhigay sawirkii uu Cumar so dhigay barahiisa bulshada Kuna qoray in uu isticmalaayay diplomatic passport. Maxay tahy waxa uu ka fa’idaayo ???

Wax walba oo trump iyo teamkisa iyo FIFA oo soo raaci doonto waxa u sabab ah ninkan.

05/04/2026

Gacmo dahab

🚨Ninkii Mauritius jeebka gishtay ayaa loo doortay xidigii ugu Fiicnaa garoonka!

Hampalyo Hampalyo Siciid Aleeley! 💪

Mauritius vs Somalia ✅ Man Of The Match
MCC vs Elman ✅ Man Of The Match

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu