karin Foot ball Clup

karin Foot ball Clup

Share

Karin Football �

18/06/2026

Kooxdii kooxaha oo 3:0 kugaraacday dhiggeeda Dabka , kabtan Ayuub Ayaa captan u ah waana kooxda ugu adag cupka
📷 Uzaame Cllaahi Qurxiyaha cupka waa lagaga mahad celinaya

07/06/2026

Gudoomiyaha sports ka degmada ENG. oo ka furaya cupkii kaasi ay kaqayb galayaan dhamaan kooxaha heerka 2aad ee degmada ;



03/06/2026

Daafacii Kooxda horseed J.Sergio oo dib loogu arkay garoomada tolow maxaa laga filan doonaa koobka lafurayo ee hawd cup

28/05/2026

Gudomiyaha sports ka degmada karin barwaaqo oo dardar gelinaya sidii uu cupka degmada karin uqaban lahaa waana mid aad uwanagsan oo shaqooyin badan uhaya dhallinyarada.

26/05/2026

Dhexdii ugu cajiibsanayd 2007 ilaa 2023 AhMed Farxan Duale ayaa toos ula wareegay Couch ka cusub ee kooxda horseed , Agab iyo qalab kubadeedna wuu gaarsiiyay , Dhalinyaradu haday heshay Couch kii ku habboonaa

19/05/2026

Daafacii ugu adkaa kooxda Horseed Ayuub iyo Dhexdii macal couch eng muniir waasoo laabat

19/04/2026

Daaficii ugu adkaa intii Cupku socday

18/04/2026

Waxaa si weyn usoo dhmaaday Cupkii kubada cagta ee kasocday Degmada

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


7386p 12
Mogadishu
123