Abdullahi Isse

Abdullahi Isse

Share

Welcome to the Abdullahi Isse. Halkaan Kala Soco Warka Ku Saabsan Kooxda Faca Weyn The Blues

21/07/2026

🚨BREAKING: Chelsea ayaa ku darsatay list-ka John Stones daafacyada dhexe ee ay ka fiirsaneyso inay la soo saxiixato xagaagan. ()

19/07/2026

Chelsea ayaa wadahadalo rasmi ah la furtay Crystal Palace si ay ula soo wareegto Maxence Lacroix!
*(alex_crook)*

18/07/2026

🚨🔵 BREAKING: MORGAN ROGERS TO CHELSEA, HERE WE GO!

18/07/2026

Chelsea ayaa dhameystirtay saxeexa morgan rogers (david oristein)

Photos from Abdullahi Isse's post 09/07/2026

Qaar kamid ciyaartoyda kooxda oo yimaaday tababarka.

09/07/2026

Xabi Alonso oo soo gaaray Cobham. 💙

09/07/2026

Xabi Alonso Ayaa Maanta Si Rasmi U Bilaabaayo Shaqada Tababarnimo Ee Kooxda Chelsea.

08/07/2026

🚨RASMI: Jesse Derry ayaa Chelsea u saxiixay heshiis cusub oo waqti dheer kaasoo socon doona ilaa june 2032.

Derry ayaa amaah ugu biiri doona kooxda Sporting.

08/07/2026

🚨Andrey Santos To Manchester United "HALKAAN AADNAA"

08/07/2026

🚨RASMI: Chelsea ayaa soo dhaweysay saxiixa Geovany Quenda.

Quenda oo ka hadlaya kubiiridiisa kooxda Chelsea:

"Chelsea waa koox weyn waana ku faraxsanahay inaan Stamford Bridge ka ciyaaro, kooxdu waxay muujisay kalsooni weyn oo ay ku qahaan ciyaartoyda aniga oo kale ah, waana ku faraxsanahay inaan halkaan joogo, anigoo ku faanaya inaan qayb ka ahay kooxdan.

Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan la shaqeeyo asxaabteyda kooxda iyo Maamulaha Xabi Alonso, waxaan ahay qof dhalinyaro ah oo aad u shaqeeya, waxaana jeclahay inaan caawiyo kooxdayda."

-

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu
Mogadishu