25/07/2026
Remember these faces, you will see them in CAF/AFCON/WorldCup 2034/36/40 Insha Allah
Xamar United Academy ⚽
Developing young talent Ages 5–15 | Skills, Discipline & Growth 🌱 #Mogadishu #Somalia
25/07/2026
Remember these faces, you will see them in CAF/AFCON/WorldCup 2034/36/40 Insha Allah
19/02/2026
Xamar United Academy ciil ma haayey maanta? 7 ku dhufteen Horseed Waberi boys. Deeq Aariyo ma ka xanaajiyey?
Our U6 the Superstars ✊🏾💪🏾
Our girls are better thn yours 😜
U10 training match
U12 Tournament Day
U12 Cup Preparation.
11/01/2026
Xamar United U8 warr dhan ma rabaan 🙌🏾✊🏾💪🏾Congratulations boys!
Honoured to have former Somali national team captain Ciise Midnimo visit our club today. We are inspired by Cisse, thank you.
21/12/2025
Waxaan ku wargelinaynaa Xamar United Family in tartankii Banadir Park Cup ee 26-ka Diseembar dib loo dhigay doorashooyinka Muqdisho awgood, si loo sugo amniga iyo bedqabka carruurta.
Ka dib guulihii tartamadii Oktoobar iyo Nofembar, waxaan u mahadcelinaynaa Beerta Banadir oo mar walba garab taagan horumarka ciyaartoydeenna yaryar (U8 & U10).
Waxaan dhowaan idinla wadaagi doonaa xilliga cusub ee tartanka la qaban doono.
Waad ku mahadsantihiin fahamkiinna iyo taageerada joogtada ah.
Xamar United Academy Dhisidda xusuus iyo mustaqbal ifaya.
| Monday | 13:00 - 19:00 |
| Tuesday | 13:00 - 19:00 |
| Wednesday | 13:00 - 19:00 |
| Thursday | 11:00 - 19:00 |
| Friday | 11:00 - 19:00 |