Ludo game board miiska laadhuuga kasoo dalbo Guutaale Digital Print
Guutaale Digital Print
Ku soo dhowow GUUTAALE DIGITAL PRINT
Aad ayaan ugu faraxsanahay inaad dooratay inaan kuu qabanno adeegyada daabacaadda iyo naqshadeynta.
GUUTAALE DIGITAL PRINT waxay ku dadaalaysaa inay kuu qabato daabicid tayo sare leh oo ka tarjumaya ganacsigaaga
Guutaale Digital Print madbacadda Maanta iyo mustaqbalka
21/07/2026
Ma u baahan tahay adeeg daabacaad oo tayo sare leh iyo naqshad soo jiidasho leh? Guutaale Digital Print ayaa kuu haysa xal dhammeystiran.
Naqshadeyn (Graphic Design)
Boorar tayo leh
Boonooyin
Stampo & Shahaadooyin
ID Cards & Business Cards
T-shirt Printing
Mug Cup Printing
Business Branding Package
π― Daabacaad Tayeysan Waa Astaanteena.
β±οΈ Tayo la hubiyay
β‘ Adeeg degdeg ah
π¨οΈ Daabacaad casri ah
π€ Qiime macquul ah iyo adeeg lagu
kalsoonaan karo
π Mogadishu, Somalia
π Nagala soo xiriir: 061 923 9386
Tayo aad ku kalsoonaan karto iyo daabacaad aad ku qanacdo
Guutaale Digital Print waxaan si xirfad leh udaabacnaa buugaagta, boorarka, stickers-ka iyo dhammaan adeegyada daabacaadda ee aad ubaahan tahay.
Nagu dooro
β
Daabacaad tayo sare leh
β
Midabbo nadiif ah oo soo jiidasho leh
β
Adeeg degdeg ah
β
Qiimo macquul ah
Haddii aad rabto daabacaad tayo leh oo ganacsigaaga kor uqaadda maanta nala soo xiriir.
π 0619239386 / 629239386
Guutaale Digital Print
"Daabacaad Tayeysan Waa Astaanteena."
10/07/2026
πΌ Business Cardku Waa Aqoonsiga Ganacsigaaga!
Business Card waa astaanta ugu horreysa ee macaamiishu kaa qaataan. Waxa uu fududeeyaa in si sahlan loo gudbiyo magaca ganacsigaaga, lambarkaaga, cinwaankaaga iyo adeegyada aad bixiso.
Maxaa muhiim ka dhigaya Business Card-ka?
β
Wuxuu sare u qaadaa kalsoonida macaamiisha.
β
Wuxuu fududeeyaa in si degdeg ah laguula soo xiriiro.
β
Wuxuu xoojiyaa sumcadda iyo aqoonsiga ganacsigaaga.
β
Wuxuu suuq-geyn joogto ah kuu noqdaa mar kasta oo la bixiyo.
Ha seegin fursadda aad ganacsigaaga ugu muujin lahayd muuqaal xirfadeed oo qurux badan.
π Guutaale Digital Print waxay kuu haysaa Business Cards tayo sare leh, naqshad casri ah iyo daabacaad nadiif ah oo ku habboon ganacsigaaga.
π Nala soo xiriir: 0619239386 / 0629239386
π§ [email protected]
Guutaale Digital Print
"Daabacaad Tayeysan Waa Astaanteena."
waxaan si heerkeedu sareeyo ugu shaqeynay mid kamida costumerkeena anagoo u qabanay naqshadeyn kadib daabicid lagu kalsoonaan karo tayadeeda
Adeegyadeenna:
Daabacaadda boorarka
Sticker & Label
Business Cards
Flyers & Brochures
Roll-up & X-Banners
Signboards
Vehicle Branding
T-shirt & Mug Printing
Graphic Design
Logo & Branding
Photocopy, Scan & Lamination
"Daabacaad tayo leh iyo adeeg degdeg ah."
Guutaale Digital Print
Adeegyadeenna:
Daabacaadda boorarka
Sticker & Label
Business Cards
Flyers & Brochures
Roll-up & X-Banners
Signboards
Vehicle Branding
T-shirt & Mug Printing
Graphic Design
Logo & Branding
Photocopy, Scan & Lamination
"Daabacaad tayo leh iyo adeeg degdeg ah."
Mid kamid ah macaamiisha aan si wanaagsan ugu shaqeynay Balama sports house
Guutaale Digital Print
waxaa diyaar idin ah sameynta calamadda astaanta u ah ganacsigaaga
Nooc kasta oo Daabacaadda ahna waan idin heynaa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Mogadishu