Waa arin aad uxanuun badan
Akram Mohamed omar
26/02/2021
Ukala codeey afartanPlayer
Yaa ku Raaxeystay kubadda Horyaalka ingiriska mudaddii uu joogay ?
Mesut Ozil ❤ saar
W.Rooney 👍 saar
E.Hazard 😂 saar
Countiho 😱 wow saae
Like share page ka.,
25/02/2021
War wuxu muxuu ahaa oo dulqaad badnaa
share page ka
Halkaan inoogu wac saaxibkaa
Atm lacag kala baxo
Like share page ka
20/02/2021
Liverpool ayaa cawa wajihi doonta dhigeeda Everton kawaran kulankan?
Waxaa xusid mudan in Liverpool jab xoogan oo sameeyay xilli ciyaaredkan uu soo gaaray ka dib markii dheshii dhacday October garoonka laga saaray Virgil van Dijk, isla kulankas waxa dhawac u soo garay Thiago Alcantara .
19/02/2021
19/02/2021
Xiddiga reer Argentina iyo kooxda Manchester City ee Sergio Aguero ayaa ka hadlay suurtagalnimada ay City kula soo saxiixan karto Lionel Messi, xilli sidoo kale uu ka dhawaajiyay suurtagalnimada uu kaga tagi karo garoonka Etihad kaddib dhammaadka xilli ciyaareedkaan.
Magaca Lionel Messi ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo safka kooxdiisa Barcelona, iyadoo ay xiiseynayaan inay la saxiixdaan kooxaha Paris Saint-Germain iyo Manchester City.
31/01/2021
Azpilicueta iyo Marcos Alonso ayaa kooxda Chelsea ku hogaamiyay guushii ugu horeysay ee tababaraha cusub Thomas Tuchel,
Hadaba sidee u aragtaa?,
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Address
Mogadisho
Mogadishu