manchester city somali fans

manchester city somali fans

Share

halkaan kaga bago wararka kooxda kuwoodi ugu danbeeyay

05/05/2026

🚨 BREAKING: Phil Foden ayaa heshii la gaaray Manchester City kaasoo ah heshiis cusub oo afar sano ah! βœπŸ»βœ…

City waxay si buuxda u aaminsan tahay in Foden uu noqon doono ciyaaryahan muhiim u ah kooxda sanadaha soo socda. ✨

manchester city somali fans

01/05/2026

πŸ—£.Pep Guardiola

β€œRodri wuu soo Fiicnanaya, laakiin wali tababar Lama uusan Qadan kooxdaβ€”waan arki doonaa xaaladiisu sida ay noqoto.

manchester city somali fans

25/04/2026

🚨 π—₯π—˜π—–π—’π—₯𝗗 𝗧𝗔π—₯π—œπ—œπ—žπ—›π—œ 𝗔𝗛 πŸ”₯🩡🩡

Kooxda Manchester City ayaa noqotay kooxdii ugu horreysay taariikhda ee gaarta 4 final oo xiriir ah FA Cup πŸ†πŸ€―

manchester city somali fans π—›π—œπ—¦π—§π—’π—₯𝗬 π— π—”π—žπ—˜π—₯𝗦 🩡πŸ”₯

22/04/2026

Full-time: Manchester City 1–0 Burnley

Ciyaar ay City si weyn u maamuleen ayay ahayd, balse fursado badan ayay iska qasaariyeenβ€”waxay si sahlan ugu badin kareen 4 ama 5 gool. 🩡
manchester city somali fans

20/04/2026

🚨 BREAKING: Rodri waxaa la tuhunsan yahay inuu dhaawac gumaarka ah qabo! πŸ€•βŒ

Baaritaanno ayaa la sameyn doonaa si loo fahmo heerka dhibaatada dhaawac,

πŸ—£οΈ Pep: "Rodri, ma aqaan inta uu maqnaan doono lkn inuusan noqon dhaawac weyn ayaan rajeynaa."

manchester city somali fans

20/04/2026

πŸ“Š Kooxaha inta ugu badan Hogaanka Horyaalka hayay xilli ciyaareedkan

πŸ₯‡ ARSENAL - 265
πŸ₯ˆ MANCHESTER CITY - 6

Cajiibsan πŸ‘‰πŸ†πŸ˜‰,.

manchester city somali fans

19/04/2026

Erling Haaland ayaa dhaliyay lix gool siddeed kulan oo Premier League ah oo uu ka horyimid Arsenal.

Kaliya Sergio Agüero (8 ka dhaliyay 15 kulan) iyo Kevin De Bruyne (8 ka dhaliyay 16 kulan) ayaa ka goolal badan kulamada Premier League ee u dhexeeya Arsenal iyo Manchester City). ⚽️

manchester city somali fans

19/04/2026

Full time:

Cayaar cajiiba baynu daawanay guul muhiim inoo aheed ayaan gaarnay🩡🩡🩡

manchester city somali fans

19/04/2026

Shaxda rasmiga ah kulanka Caawo Vs Arsenal:

Wax is bedel ah ma jiro waa isla sidii h**e shaxda.!!

manchester city somali fans7

17/04/2026

Guud News; Nico O’Reilly waa udiyaar kulanka Arsenal sida uu xaqiijiyay PΓ©p Guardiola ..

manchester city somali fans

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu