Adunkan maku so gartay?
waxan Ahay Somali
General
Warkii ugu danbeye Masjidka cali Gaduuud
Sir Naaged Lagama Sal Gaaadho Wlhi xaqiiiq
24/10/2022
Follow and liked isugu dar please share haka hilmamin
waxan Ahay Somali General
Buuraha surad baa u dheer
Hankana Soomaalinimo
Gobtuna silic wey martaa
Haddana saxariir ma tiro
Abaartuna waa sunnee
Waxaa xiga bari-samaad
Sagsaaguna waa dhammaan.
Galool samadaa jiroo
salkuna u aroorsanyahy
Ayaan saba kula dhashoo
Qabkaygu ma suuli karo
Samdaa calanka ku ladhan
ayaan sanka taag i faray
Adakayso Samir lahoow
Billaha soonkaaa i baray.
Soomali-nimo πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄
Abwaan Cali Ileeye
πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄
Ilaahow adigaa Muslim naga dhigay, toloow Qofkaani ma dhaxal badan buu ka tagay!!
Jimco wanagsan inta hoyadod noshahay ee cawada baalka uga jiro wee love mom
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hamar Weyne
Mogadishu
866834