Jubba Football Club

Jubba Football Club

Share

Kusoo dhawoow page-ka kooxda kubada cagta ee Jubba Football Club

19/03/2026

Eid Mubarak Jubba - family

14/03/2026

Our Next Match ⚽🔥
Somali National league
Heegan Sports Club vs Jubba Football Club

20/02/2026

JIMCO WANAAGSAN

15/02/2026

Bismillaah

Galabta waxaan ciyaareynaa kullankeenna ugu horreeya ee horyaalka Somali National league 2025/26, Waxana la ciyaareynaa kooxda dhigeena ah ee GAADIIDKA FOOTBALL CLUB.

07/01/2026

Galabta waxaan guul muhiim ah ka gaarney kooxda dhigeenna ah ee Waxool kulan ka tirsan koobka faca wayn ee GENERAL DA’UD CUP.

Waxana usoo gudubney wareega xiga ee tartaan, waxaana is wajihi doonaa kooxda Dekedda.

Forze Jubba Football Club 💪

23/12/2025

Waxaa xaley la sameeyey iska aadka Horyaalka Somali National league 25/26.

Kulankeenna ugu horreeya waxaan la ciyaareynaa Kooxda dhigeena ah ee Gaadiidka.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hamar Jajab
Mogadishu
00252