Mogadishu City Club Forever πͺ
Somalia National league
We are Champions π΄π΅ππ
Mogadishu City Club Fans Page
Mogadishu City Club is considered the Strongest team in africa. Greatest club teams of all time MCC
21/12/2023
Shalay Waxey ku Safartay Qeybta VIP da Diyaarada Waana Loo Adeegayay Ayadoo Madax ah.
Maanta Waxaa Lagu Keenay Qeybta Boorsoyinka La Galiyo Ayadoo Meyt ah,Xataa Kuraastii Binu aadam-ka Looma Ogola.
Shalay Waxaa Lagu Galibiyay Markey Safreysay Baabur aan Xabad Karin oo Raaxo ah iyo Ciidan iyo Farxad.
Maanta Waxaa Lagu soo Dhaweeyay Ambalace Sariir Naxasha ah iyo Murugo.
Shalay Title Badan ayaa Loogu Yeerayay Wasiirada Xilibaanad, Maamo, Wadaniyad, Xidigta Siyaasada Soomaaliya. Maanta Magaca Kaliya ay Wadato Waa Marxuumad iyo Meyt.
Shalay Guri Qurxoon iyo Sariir Raaxo Leh ayeey Ka Tagtay iyo soo Dhaweyn. Maanta Waxaa Loo Wadaa God Mugdi ah Caro Korka Looga Shubayo Waxbana Oolin, Dadkuna Leeyihiin inaga Boobsiiya.!
Shalay Akoono iyo Banki iyo Guryo Ayeey Laheed Lacagna ugu Jirtay. Maantase Waxey Shaqeysatay oo Camal ah Kaliya Ayeey Allaheeda La Hortagi, Hantideediina Waa Dhaxal.
Waa Xaal Aduunyo Marka Haku Kadsoonin Dhaldhalaalkeeda una Shaqeyso Bari Waxaad Allahii ku Abuuray La Hortagi Laheed.
Waano iyo Cibro Ayaa Noogu Sugan.
Allaha u Naxariisto Maama Khadija Mohamed Diriye
Ustaad ahmed muhumed
03/12/2023
When in doubt Pray
When upset Pray
When you are sad Pray
When you are worried Pray
When you are happy Pray
When thankful Pray
When things are going good Pray
Do not stop Praying π€²π»
18/10/2023
Every war is a war against children π₯π
27/07/2023
FULL TIME.
Great Advice Goalkeeper Somalia under 17πΈπ΄
29/04/2023
Group Stage Ocean boys πΈπ΄
03/01/2023
Cristiano Ronaldo unveils Al Nasr player and Speaks to the media for the first time π΅πΉ
15/10/2022
Soomalinimo iyo hooyonimo dareen aan Laqiyasi karinππΈπ΄
15/10/2022
Congratulations Our boys
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |