Waxaa aad loo adkeeyaya amaanka xildhibaan liibaan Hassan jaamac kaas ku matalaya kuriga beesh Gaabane Reer xaaji saleeban Golaha wakiilada Galmudug
Abdikani Garaar
Page Abdikhani Garaare, publishes reliable News about inside Somalia and international updates .
12/07/2026
Xildhibaan Nuska ayaa kalsoonida inta badan ka helay gobolka Mudug ka Dib markii uu Shacabka ku kasbaday firfircooni iyo wax qabad muuqda oo uu ka qabtay gobolka Mudug
Gobolka Mudug oo markii h**e la daala dhacayay matalaad la'aan iyo xildhibaan aan aragti siyaasadeed laheen Musharax Nuska ayaa loo arkaa Xildhibaan dhalinyaro ah oo leh aragti siyaasadeed iyo hogaamin muuqata.
Xildhibaaan cabdicasis Nuska wuxuu taagan yahay kursiga waa loolan balse walal markaan waa markeygii
11/07/2026
Madaxweynaheyga , madaxweynahaaga ,madaxweynaheena .
Lo'du waxay gaartay heer laga shaqeysan wayo mungaab Go,aan wuxuu ku Gaaray qoorta inuu kawada Jaro
Dhacdo Quus ah oo ka dhacday laami yaraha Zoobe Gaari xamuul ayaa Bareeg Goostay
06/07/2026
Kursiga Gudoomiye Golaha shacabka waxaa u sharaxan sidax musharax mid kastana uu Heesto Garab balse mid ka ugu Kutlo ama xulfo Badan waqtigan waxaa waaye sadaad caliyow oo heesto xildhibaane Gaarayo 140 xildhibaane oo la magac baxay Barlamanka xurta ah
Sidoo kale waziir madaxa na furan asiga wuxuu Heesta Garab dowlada iyo kuwa taabacsan
Sidoo kale waxaana meesha ka marneen waziir cabdisalam dhaay asigana laga yaabo inay muxaafad iyo mucaarad cimaamada ku tuuuraan maxaa yeelay labada waa u dhaxeeya nin afgaaban shaqo yaqaan ah waaye
Xildhiban saabir shuriye oo soogarey Cadaado
Iyo soodhaweyn aan lookala harin oo halka logu sameeyay.
Siyaasiyiinta reer Galmudug oo waxkaste ka hormariyay wadajirkooda. Rag aagag kala fog ku jiray ayaa maanta midaysan.
04/07/2026
Xildhiban Abdiaziz Nuska oo lafilayo inuu noqon doono xildhibanka codadka ugu badan ka heli doona Gobalka mudug.
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.
Lage
Webseite
Adresse
Natruper Str
Osnabrück
49