24/05/2026
Kusoo dhawaaw gacma furan iyo howl hufan hadii aad dooneeyso posterska ciida inagala Soo xiriir ciwaanada kaaga muuqda posterskaan
Welcome to mohamed eng official
24/05/2026
Kusoo dhawaaw gacma furan iyo howl hufan hadii aad dooneeyso posterska ciida inagala Soo xiriir ciwaanada kaaga muuqda posterskaan
16/02/2024
Bogga iyo uurka hoose
Iyo wadnaha baalkiisaan
Barina ku hilmaameeyne
Safar salaama ustaad keyga qaaliyahoow
Ustaad: Bashiir Abdi Hassan
16/10/2023
● Hifta jaceeyl hadeey ku qaado, hankaagu meel yahay
● Hifta leeydhiyo waxa ku qaada, hayaanka xagaage
● Horusocodkaagu yaanu hakan, halkaad ku socotaa
● Hakadiyo malaha joogitaane, waligaa ha hakane
● Horuu socoo hedhe waligaa, hayaamoo ha hakan
Dadka sadaxa u qeybi, qeybna ka qaado.
Oo waxaad ka qaadataa qeybtii ku quseysa adiga oo kaliya.
waa tan.
●Daalum
●Dambiile
●Iyo daahir
》Daalumku: waa kan naftaadu aysan ka nabad galeynoo adiga uun lug kaa Jara.
》Danbiile waa kan xumaha kugu qalqaalsho.oo hadaad qaldantahay kuu sacabtuma, hadaad saxan tahayna ku yiraah kan dhaafe kan samee.
》Daahirna waa kan markaad qaldan tahay ku waansha, markaad saxan tahayna kuu sacabtuma.
╭┈──────────────
╰┈➤ - Mstr Xigmaawi Yare
Garaadkiis go'ee God hadaad, u dirtay hoyo gacaley
Coming soon
• Ma duurkaa laigu sii deyn
• Mise dugaagtaa la dari
• Haduu sidaa ii galo
• Sun qaadihii jaceylku?
Maanso jaceyl
Tartanka Al-naxwa cup
F-3 oo guul kagaaray f-4
Share,like
Xodxodashadii barbaarka ee gashaatida iyo Guurkii somalida
Share,like