Haqabtire Sports News

Haqabtire Sports News

Share

waxaad page kaan ka heli doontaa xogta dhacdooyinka ciyaaraha dalka iyo dunidaba

30/01/2023

FC Bayern ayaa heshiis buuxda la gaartay Man City si ay amaah ugula soo wareegto João Cancelo. 🇵🇹 ilaa June,

Tijaabooyin caafimaad ayaa dhici doona galinka dambe ee maanta maadaama ay dhamaan ku xidhmeen kooxaha amaahda ee daafaca midig ee Portugal.

Sidoo kale Waxaa jira ikhtiyaar wax lagu iibsan karo oo lagu soo daray heshiiska waxayna ku kacaysaa €70m - qasab maaha, Bayern ayaa go'aansan doonta.

Haqabtire Sports News

30/01/2023

FC Bayern ayaa ku dhow inay heshiis amaah ah kula soo wareegto João Cancelo oo uu kaga yimid Manchester City, dhawaan ayaa la samayn doonaa 🔴🤝🏻

▫️ Dhaqdhaqaaq la yaab leh maadaama Cancelo uu doonayay fursad cusub ka dib toddobaadyo adag oo uu ku sugnaa Man City - wuxuu hadda qarka u saaran yahay inuu baxo sida uu ugu yeeray .

▫️ Bayern ayaa raadineysay dambeed midig oo cusub madaama Mazraoui uu dhaawacmay, Pavard ayaana bixi doona dhamaadka xilli ciyaareedkan.

▪️ Cancelo waxa uu mari doonaa baadhitaano caafimaad 24-ka saac ee soo socda isaga oo ah ciyaartoyga cusub ee Bayern, hadii ay wax walba u dhacaan.



Haqabtire Sports News
Manchester City
FC Bayern München

28/01/2023

Joao Cancelo Ayaa soo dhigay Instagram-kiisa.

“ Qofna ha u ogolaan inuu qariyo Iftiinkaaga”🔥

Hadalkaan ayaa noqonaya mid uu kuduraayo macalinkiisa madama qilaaf uu dhaxdooda soo galay.
Haqabtire Sports News
Manchester City
Sky Sports

22/01/2023

90 Minute Goolka Guusha .
Arsenal Hambalyo.

5 dhibcood ayey Arsenal hada hogaanka ku heysaa

Haqabtire Sports News
Premier League
London derby

Photos from Haqabtire Sports News's post 14/01/2023

Safkafka Rasmiga ee m.united vs m.city ee goordhaw ciyaaraya(03:30 PM🇸🇴)


Haqabtire Sports News

Photos from Haqabtire Sports News's post 12/01/2023

Waxaa la sameyay Isku aadka Semi Final-ka

12/01/2023

Haddaba warar badan oo ka soo baxaya bariga dhexe ayaa sheegaya in Manchester United laga iibiyay Dubai.

Good news Manchester United

10/01/2023

Deg-Deg United ayaa heshiis buuxa oo afka ah la gaartay Besiktas ay ka doonayso Wout Weghorst hishiiska ayaa Ku kacaya €3m oo amaah ah.

Besiktas waxay u baahan tahay inay hesho bedelka ka hor intaysan ansixin heshiiska

FabrizioRomano]

09/01/2023

FC Bayern ayaa dhameystiri doonta dhammaan macluumaadka heshiiska Konrad Laimer maalmaha soo socda iyadoo heshiis buuxa oo afka ah la gaaray December ✅🔴 Laimer waxa uu ku biiri doonaa wakiilka xorta ah bisha June qandaraas wakhti dheer ah, sida la filayo

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu
252