18/08/2026
Rodri: "Waxaan haystay fursado kale, laakiin aniga Barcelona waxay ii ahayd doorashadii ugu horreysay, waxaana u caddeeyay qof kasta oo ku lug lahaa heshiiska”
“Barcelona waa koox weyn, falsafad leh, sidaa darteed Barcelona waxay ii ahayd doorashadaydii ugu horreysay, taasi waa waxa aan u caddeeyay Laporta iyo guddiga agaasimayaasha. Waana ku faraxsanahay inaan halkaan joogo”.
16/08/2026
Rodri ku soo dhawow kooxda adduunka ugu fiican.
10/08/2026
Barça ayaa diiday dalabkii ugu horreeyay ee PSG oo ahaa €40m oo ay ku doonaysay Ferran Torres.
Labada kooxood ayaa wada xaajoodka sii wada, waxaana la filayaa in PSG ay kordhiso dalabkeeda.
15/07/2026
Isagoo 39 jir ah ayuu saan wax u ciqaabaya
GOAT🐐🇦🇷 💪
Mucaaradow see dareemeysiin.
01/07/2026
Anthony Gordon ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay taariikhda ee 2 caawin sameeya isagoo beddel ku soo galay ciyaar ka tirsan heerka isreebreebka Koobka Adduunka.
What a player 👏
29/05/2026
Anthony Gordon ku soo dhawow kooxda ugu fiican aduunka. 🔵🔴
29/05/2026
Barcelona ayaa xaqiijisay saxiixa Anthony Gordon oo ka yimid Newcastle isagoo saxiixay qandaraas ilaa 2031 ah. ✍️
29/05/2026
✅ Bernardo Silva waa ciyaaryahan Barça ah.
[RAC1]
26/05/2026
Atlético Madrid ayaa si cad ula hadashay Julián iyada oo loo marayo wakiilladiisa kuna yiri:
"Ma rabno wax xanta ah ama tilmaamo muran dhalinaya. Dalab ma haysaa? Hadda keen dalabkaas."
"Haddii aad h**e u haysatay dalab, ha sugin ilaa Agoosto 14 ama 15 saqda dhexe si aad u go'aansato... maya, taasi waa wax aan la aqbali karin. Ama halkan imaaw oo noo sheeg, ama heshiis ma jiro."
"Ma rabno sheekooyin xagaaga oo dheeraada. Ma rabno riwaayado, mala-awaal."
[MARCA]
10/05/2026
Barcelona ayaa ku guuleysatay horyaalka dalka Spain markii 29-aad 🇪🇸🏆
Barca ayaa ku guuleystay horyaalka La Liga laba xilli ciyaareed oo xiriir ah.
VISCA Barca.🏆