26/05/2026
Maamulka iyo Macallimiinta Macadka Buulle institute & vocational program waxay dhammaan Ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.
Ciid Mubarak 🤍🐑
Hoyga waxbarashada

Maanta waa maalinta carafo waa maalinta ducada, naxariista iyo cafiska Eebbe