Jacar Football Club

Jacar Football Club

Share

JACAR GALGADUUD SOMALIA

21/08/2026

🚨Big News πŸ‘€ Fadllan is diwaan gali si Deg Dega.

Laxariir Tell:252612406018

Jacar Football Club sports Hormar leh πŸ‘πŸΏ

15/08/2026

🚨 OFFICIAL 🚨

Waxaa furmay suuqa kala iibsiga coyaartoyda sanadkan dheeli doonta Cup πŸ”₯πŸ”₯

waxaa dhamaan teamam ka la ogeeysiina in saaka oo sabdi oo furmay suuqa taas oo ciyartooy badan ku kala wareegi karaan sanadkaan πŸ”„

πŸ“† 15 /8 /2026 maalin sabdi ah

Waxoona xirmi doona Date πŸ“… 1/9/2026 insha allh

Jacar Football Club Halkaan isha ku haay πŸ‘€ πŸ™πŸΏ

dheh post si uu meel fog ugaaso πŸ™Œ

Firns Jacar Sports hormar leh πŸ™πŸΏ

14/08/2026

Ogeysiis Ogeysiis

dhamaan bahda sports Degmada jacar waxaa ka ogeysiina tartan kii sanadlaha ee Jacar cup hawada kusoo jiro πŸ”₯

Jacar cup is comin 2026/2027 πŸ†

Fadllan is diwaangalintu waa socotaa ee yaan lagaa buuxin πŸ™πŸΏ

Firns JacarπŸ™Œ

21/03/2026

Full time 🀝

Jacar 0 : 0 Bargaan πŸ”₯

Jacar Football Club sports hormar leh πŸ™

21/03/2026

Official Match day 🀝

Galapta Barxadii jacareed waxeey Martigalinee mid kamida kulmada ugu adag Galagaduud βœ…

Derby Galgaduud

Jacar Vs Bargaan πŸ”₯

Sadaali oo ku guuleyso Abaal Marin 🀝


Jacar Football Club Jacar sports πŸ™

18/03/2026

Match Day βœ… Semifinl day

Degmada ayaa galapta ciyaaryeso is ree Reebka tartanka bariga & bartamaha Galgaduud Hadaba galapta tageere garab is taaga ciyaartoyda πŸ”₯

Caraweeyne Vs D.Jacar πŸ”₯

Waqtiga 3:45 Pm Garoonka walaq stadium 🏟️

Mxaad urajeyneysaa labada dhinacba taagere ?

Photos from Jacar Football Club's post 13/03/2026

Sawiro πŸ”₯🀝

Qeyb kamid ah dhalinyarada & waxgarad & Gudoomiye C.qadar shire oo ka Qeyb qaatay sagootinta gudoomiye h**e libaan nur siyaad booyow

Waxaan Duco & macsalmeyn iskugu Darne galabta oo tarikhada ahyd 13 / 3 / 2026 safarkii nabad tago idam alle Legend πŸ™ŒπŸΏ

Postiga xiga πŸ‘€βœπŸΏ

Jacar Football Club sports hormar leh πŸ™

13/03/2026

Ogeysiis Ogeysiis

Dhamaan bahda sports ka Deg: Jacar & Darsanka waxaa la ogeysiina in maanta oo tariikhda atahay 13/3/2026 eey jirto sagootinka Gudoomiyihi h**e ee degmda Dalka safar ka ah

booyow πŸ™ŒπŸΏ

Fadlan nagala soo qeyb qaado hadii aad janis leedahy βœ…πŸ™ŒπŸΏ

Goobta waa Gubta agagaarka sanbaag πŸ”₯

Waqtigana waa 3:45 🀝

Jacar Football Club πŸ™

27/02/2026

Full time
Jacar 7 meersiis 4

Markale iyo 3pints
Dadaal dheer kadib degmada waxey iska xaadirisay
quietera finalka tartanka

Well done our boys

27/02/2026



or

Waxaa galabta ciyaarayo d.jacar oo ciyaareyso kulankeedii sedaxaad ee tartanka bariga iyo
bartamaha gobolka galguduuld
vs

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu