21/08/2026
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Gudomiyaha Sports ka Degmada Omar Mumin Warsame (Islaaw)
Gudomiye Soo Dhawoow, Rug cadaa kusoo dhex jiray bahda Sports-ka ayaa tahay, Ka Xaafad ahaan Waxaa taaganahay garabkaada, waana kula Shaqeyn doonaa Hambalyo Gudoomiye👏👏🎉🎊
17/08/2026
Hambalyo Team oo dhrbaaxo kulul ku dhuftay Team uma diray qeybta hoose ee Tartanka, Team lama yareysan karo waxey ku socdaan Awood muuqata kadib 2kulan 2Guul oo Xiriir ah⚽🎯🏆
14/08/2026
Hambalyo Team oo gaaray Guul muhiim ah ayagoo qaraacay Hogaamiyayasha dhibcaha.
Markale Hambalyo Team Xidigaha💯🏆⚽
14/08/2026
Hambalyo Team oo markale shalay dharbaaxo kulul Ku dhufatay Team waxeyna hogaanka Ku qabteen 15dhibcood✓👑🏆⚽
12/08/2026
Galabta markale Waxaa fooda is daray Team oo malmahaan dambe lasoo baxday Awood aan indhaha laga qarsan karin iyo Teamka tabar darida heyso uguna dhibcaha yar🤌 Tartanka ee waxaana markale guusha raacday Awooda tartanka Xaafada 4 Vs 2 waxeyna Hogaanka ku qabteen 15dhibic oo nadiif ah🏆⚽💪
11/08/2026
Team All Stars ayaa markale galabta Wacdaro dhigay ayagoo dhegta ciida udaray Teamkii Holac ee la saadaalinayay ee celin karaan balse ma dhicin taas oo dhegta ayey dhiiga u dareen.
Hambalyo Team All Stars💪⚽🏆
10/08/2026
Hambalyo Team oo markale galabta gaaray Guul muhiim ah ayagoo noqday Hogaamiyaasha Tartanka Xiisaha badan ee ka socdo Xaafadda Xaaji Buube.
Markale Hambalyo Team All Stars⚽💪🏆
07/08/2026
Tartankii ugu Xiisaha iyo Xamaasadda badnaa ayaa ka Socdo Xaafadda kaas Team walba la yimid 6Dhibic min 3game oo la Ciyaaray, TeamA wuxuu muujiyay Awood inaba caadi aheyn kadib markuu la yimid 6dhibic 2kulan ee ugu dambeysay, Tartanka wuxuu ka socdaa garoonka weyn ee Xaafadda fadlan kasoo qeybgal oo daawo kubad xiiso iyo xamaasad leh.