Markasto xabat nalagu soo rito ciidankuna way soo badanaayaan madaxaweyna sheikh adan madowe
Apriss de mohaa
femal
29/08/2026
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Mudane Maxamed Shekh Cabdulaahi (Xaayow) U-Magacaabay Afhayeenka Dowladda Koonfur Galbeed
Apriss De Mahir Ahmed
29/08/2026
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ciidamo fara badan ku soo dejisay magaalada Baydhabo. Ciidamadan iyo ciidamo kale oo h**ey Baydhabo uga sugnaa ayaa la filayaa inay nolol ku soo qabtaan mas’uuliyiinta dowladda duurjoogta.
Duurjoogta war aya uyaalo
Apriss de mohaa
Update
Madaxweynihii h**e ee Dowladda Koonfur Galbeed, Abdiaziz Hassan (Laftagareen) iyo Wasiirkii h**e ee Amniga KGS, Maxamed Xasan Xuseen (Joon) ayaa maanta lagu wadaa in ay yeeshaan kulankoodii ugu horreeyay ee fool-ka-fool ah tan iyo dhacdooyinkii ka dhacay Magaalada Baydhabo horaantii sanadkan. Taaso xunka looga tuurey nidaamkiim MD laftagareen,
Wada hadalkaan ayaa la sheegay inuu ku saabsan yahay isu-soo-dhawaanshahada labada dhinac iyo in la iska saamaxo wixii tabashooyin iyo khilaafaad ah ee h**ey u jirey
Kulankan ayaa kusoo aadaya xilli uu socdo abaabulka shirweynaha mucaaradka KGS, kaas oo la filayo in lagu qabto dhawaan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Apriss de mohaa
29/08/2026
Laftagareen oo sheegay in ciidamadiisa duleedka Baydhabo jooga aaney kaligood ahayn ee Wax doonta laa kaleey
29/08/2026
Taliyaha cusub ee ciidanka Birmadka Koonfur Galbeed🇦🇿🙌
28/08/2026
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa dhawaan la filayaa inuu xarigga ka jaro mashaariic kala duwan oo loogu talagalay adeegyada bulshada iyo horumarinta deegaanada Koonfur Galbeed.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu dhagax-dhigo mashaariic cusub, isla markaana booqasho ku tago magaalooyin ka tirsan deegaanada Koonfur Galbeed, si uu ugu kuurgalo xaaladda bulshada iyo howlaha horumarineed ee ka socda deegaanadaasi.
Waxaa sidoo kale la sheegayaa in mashaariicda la qorsheynayo ay qeyb ka noqon doonaan fursado shaqo-abuur ah oo dhalinyaro badan ka faa’iideysan doonaan, taas oo gacan ka geysan karta yareynta shaqo la’aanta iyo kobcinta dhaqaalaha bulshada.
Mashaariicdan ayaa haddii ay hirgalaan noqon kara tallaabo muhiim ah oo kor loogu qaadayo adeegyada bulshada iyo horumarinta Koonfur Galbeed.
60 KM oo Ciidanka Dowlada markii ay Baydhabo qabsanaayeen Dagaal kula galay AS, ayuu si nabad ah ku maray Taliye Sandheere oo waxyar kadib gaaray Magalada Buurhakaba.👀
28/08/2026
:Xaqiijin dheer kadib waa kanaa saweradii lala galey taliye Sandheere iyo Abshir oo ah mid ka mid ah sharaakisha Laftagareen,Sidokale waxaa safarkas ku wehelinayey Amiin mad'daruun iyo (qoomal)
Maxaa kaaga baxey
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Baydhabo Bay
Mogadishu
0610830