Naqshad iyo funaanado cusub ayaan idin keenay, macaamiisheenna A2Z!
Nagala soo xiriir WhatsApp:
π +252 61 421 0505
π +252 61 421 0606
A2Z Sports House
From national teams to grassroots clubs around the world, we champion unity, discipline, and sportsmanshipβvalues that inspire progress and transform lives.
π A2Z Sports House
Official sportswear & equipment brand
β½ Custom football kits | π Apparel | π Accessories
π Serving Africa & Worldwide
π© DM for teams & bulk orders Who We Are
Founded in 2013 and proudly African-born, A2Z Sports House is dedicated to empowering athletes through high-performance apparel and sports equipment. Driven by integrity, innovation, and purpose, A2Z Sports House strives to set the standard as a responsible global sports brandβbuilt for performance, designed for impact.
Naqshadihii ugu dambeeyay ee funaanadaha A2Z waa diyaar! π½π₯
Waxaad ka heli kartaa dhammaan xarumaha A2Z.
π± WhatsApp & Contacts:
614 210 505
614 210 606
Dhalinyarada daβdoodu u dhaxayso 8 jir ilaa 15 jir, shirkadda qalabka sports-ka ee A2Z
waxa ay u keentay funaanadaha sports-ka oo tayo sare leh.
15/08/2026
Hambalyo
Hambalyo ardaydeenna, waad guuleysateen! ππ Waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah. Dadaalkiinna iyo juhdigiinna maanta waa miro dhalay. π
13/08/2026
Omar Abdulkadir Artan A2Z Sports House Company will always stand by your side. The success you have achieved is a success for all Somalis. You have always worked to promote sports. Keep moving forward! We wish you continued success in raising the Somali name even higher, just as you have done so far. May you continue to succeed!
09/08/2026
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan ardayda ku guuleysatay imtixaanka fasalka 8-aad, dugisga dhexe ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan ardayda gashay kaalmaha ugu sarreeya kuwaas oo muujiyey dadaal, karti iyo adkaysi dheeri ah oo mudan in lagu faano.
Waxaan idiin rajeyneynaa guulo badan iyo inaad mar walba sii waddaan dadaalka iyo horumarka.
Waxaa la keenay naqshadihii ugu dambeeyay ee funaanadaha A2Z, kuwaas oo ka kooban in ka badan laba iyo toban midab.
Contacts Us:
https://wa.me/252614210606
https://wa.me/252614210505
Adna waad naga heli kartaan. Soo dalbo si aan kuugu sameyno nooc walba
Contacts Us:
https://wa.me/252614210606
https://wa.me/252614210505
01/08/2026
β½οΈ π₯ SALE NOW ON! π₯ πΈπ΄
Show your pride with our latest Somalia Football Jerseys!
π Home Kit
π€ Away Kit
π Third Kit
π Order now and get FREE matching shorts with every jersey!
π PLUS FREE UK delivery for a limited time!
π Shop now: a2zsports.shop
π© Send us a message to place your order or if you have any questions.
Tag a friend who needs one! π
11/07/2026
πβ½ SAADAALI OO KU GUULEYSO! ππ
π Ku guuleyso Funaanadda Original-ka ee xulka aad taageerto ama xulka badiya! πβ½
π₯ Kulanka Adag:
π΄ England π¬π§ π π³π΄ Norway
π Shuruudaha Ka Qaybgalka:
β
Follow noo dheh Facebook-geenna π
β€οΈ Like saar post-ka
π Share garee post-ka
β οΈ FG: Qofka ugu horreeya ee si sax ah u saadaaliya natiijada ciyaarta isla markaana buuxiya dhammaan shuruudaha ayaa noqonaya guuleystaha. π₯π
β³ Ha seegin fursaddan! Saadaali hadda oo nasiibkaaga tijaabi! πβ½
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Bakaro
Mogadisho
252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 20:00 |
| Tuesday | 08:00 - 20:00 |
| Wednesday | 08:00 - 20:00 |
| Thursday | 08:00 - 20:00 |
| Friday | 16:00 - 23:00 |
| Saturday | 08:00 - 20:00 |
| Sunday | 08:00 - 20:00 |