25/08/2026
VΓctor MuΓ±oz π΄β€οΈ
π¨π΄πππ₯ππ¨π¦π ππ¨ ππ’π―ππ«π©π¨π¨π₯ ππ¨π¦ππ₯π’ π ππ§π¬, Halkani waa Page-ka saxda ah ee Liverpool Somali Fans.
Waxaad ka heli doontaa wararki ugu dambeeyay ee Kooxda Sida; Tabinta ciyaaraha, falanqaynta ciyaaraha iyo Taariikhyo hore.π΄β€οΈπΈπ΄ Waxaan kugu soo dhaweynaynaa Page-ka Ugu Wayn Taageraysha Liverpool Somali Fans. halkaan waxaad ka heli doontaa dhamaan Wax kasta Oo ku saabsan Kooxda, Wararki Ugu dambeeyay Kooxda - Tabinta Ciyaarta - Taariikho hore
Congratulations you finally Found this Page!
25/08/2026
VΓctor MuΓ±oz π΄β€οΈ
25/08/2026
Hugo EkitikΓ© β€οΈ
Weeraryahan Liverpool Hugo Ekitike ayaa dib ugu laabtay kooxdiisii h**e ee Reims.
Hugo ayaana hadda kusoo kabanaya dhawaca uu kooxdiisa Liverpool uga maqan yahay.
25/08/2026
π¨π΄ππ‘ππ’: Sida uu sheegayo warsidaha AS, 24β48-ka saac ee soo socda ayaa muhiim u noqon doona dhamaystirka heshiiska Bradley Barcola uu ugu biirayo Liverpool.
Sidoo kale Wargayska ayaa sheegaya in koox isku dayday inay heshiiska ka af duubato Liverpool, lakiin Barcola qalbigiisu uu ku xiray Anfield.π«π·β€οΈ
Wali heshiis rasmi ah ma dhex marin Liverpool iyo PSG.
War wayn ayaa soosocda, isha ku haay Liverpool Somali Fans πβ€οΈ
24/08/2026
π¨π¨π¨π£πͺππ₯ πππ-πππ ππ:
Manchester City ayaa wadahadalo la leh wakiillada Cody Gakpo.
Shardiga kaliya ee Liverpool ku iibin karto Gakpo waa inay keentaa ugu u yaraan 2 weeraryahan. π΄π
Kooxdii diyaar la ah Β£125 milyan, Welcome.
24/08/2026
Waxaan aadu jeclaan lahaa haddii ay kooxdu dhamaystirto saxiixyada Yankuba Minteh iyo Bradley Barcola in kooxda lagu sii haayo Cody Gakpo.
Cody Gakpo waa ciyaaryahan cabqari ah hadana jiilka maanta ka mid ah kana waayo aragsan.π₯
Wuxu aad ugu fiicanyahay in loo adeegsado badalada boosaska Barcola (haddii la keeno) iyo booska Isak, maadama uu Hugo EkitikΓ© dhawac yahay.
Adiga ka taageere ahaan ma ila qabtaa fikirkaas, mise waxaad leedahay Gakpo hana dhaafo oo hala gado?
24/08/2026
π¨Kulankii xalay, Mac Allister ayaa si muuqata kooxda ugu soo kor dhiyay adkaysi, dadaal iyo difaac xooggan.
Alexis Mac Allister ayaa ku guuleysatay 4-ka mid 5-tii kubadood ee jooga hoose uu ku dagaalamay.π₯
Sidoo Mac Allister ayaa ku guulaysatay dhamaan Tackles-kii uu sameeyay.
Inta DMF qatar ah laga helayo sow ma qumana in Mac Allister loo daayo booskaas, oo Player kale lala istaajiyo?
23/08/2026
β€οΈHal mar aan Comment-ga kuwada sheekaysanno.
Kawaran best Taageere bandhigii caawa re VΓctor MuΓ±oz, 1-10 maxaa ku qiimaymaysaa?
23/08/2026
Anigu Fadhiga ayaan uga kacay Ronald AraΓΊjo.β€οΈπ₯
23/08/2026
β«οΈπ΄ππ¨ππ-π§ππ π: Newcastle 2-2 Liverpool.
Gakpo 55'
Szoboszlai 90+8'
Dominik Szoboszlai ayaa Liverpool ka bad baadiyay guuldarro ceeb wayn noqon laheed.
Runtii kooxdu ma haysato Squad ku filan, VΓctor MuΓ±oz What A Player.β€οΈπ²
Anigu marnaba Shaki k**a qabin awooda V.
Sida kale, qaab ciyaareedka kooxda ayaa yara fiicnaa qaybtii 2aad.
Fikirkaaga yaad u dooran laheed Ciyaryahankii ugu Fiicnaa ciyaarta?
23/08/2026
π΄β«οΈππππ-π§ππ π: Newcastle 1-0 Liverpool.
Runtii haddii aan saa nahay xataa uma qalano inaan galno Top10.
Kooxda dhibaatada haysata waxaa ugu wayn booska RB.
Fikirkaaga qaybta h**e ee ciyaarta?