Tiitiinley Youth Academy

Tiitiinley Youth Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tiitiinley Youth Academy, Sports Team, Mogadisho.

16/08/2024

U Codeey 6 Ciyaartooy 💙
Yoo Noqon Doona Guuleystaha Ciyaaryahanka Bisha 👏Player of the Month 🏆
Shuruudaha Fadlan Kaliya Codkaaga Sii Hal Ciyaartooy Like Saar Pageka
Soo Qor Magaca iyo lambarka Ciyaaryahanka Aad U Codeeneysid Mahadsanidin

15/06/2024

Maamulka ,Macalimiinta, Iyo Ciyaartoyda Akadeemiyada Waxay Hambaliyo udiryaan dhamaan Muslimiinta Meel Kasta ay aduunka Ka joogaan Waxaana Leenahay Ciid Wanaagsan farxad Ku Ciida كل عام وانتم بجير
🐐

08/06/2024

Waxaan Dheelnay kulankeena koowaad ee Tartanka Syfa cup u-14 Waxaana Ku Furanay Guul 🙏 👏💪

04/06/2024

Berito Waxaan Kulan Saaxibtimo La Ciyareynaa Dhigeena Horseed Waaberi 🙌 💪

Photos from Tiitiinley Youth Academy's post 26/05/2024

isku Soo Noqod Wanaagsan Waxaa Maanta Daah Furanay New Dress 👕⚽️ 💪✊

11/03/2024

Ramadaan Mubaarak Maalinka Koowaad ee Bisha Ramadaan Alle Nabad Ha inagu Gaadhsiyo ilaa Dhamaadka insha allah 🌙🙏

10/03/2024

ʀᴀᴍᴀᴅᴀᴀɴ ᴋᴀʀɪɪᴍ ᴅʜᴀᴍᴀᴀɴ ᴍᴜꜱʟɪᴍɪɪɴᴛᴀ ᴋᴜ ɴᴏᴏʟ ᴅᴜɴɪᴅᴀ ɢᴀᴀʀ ᴀʜᴀᴀɴ ᴜᴍᴀᴅᴀ ꜱᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴇᴅ ʀᴀᴍᴀᴅᴀɴᴋᴀᴀɴ ᴋɪɪꜱᴀ ᴋᴀʟᴇ ʙᴀꜱʜ ʙᴀꜱʜ ɪʏᴏ ʙᴀʀᴡᴀᴀQᴏ ᴀʟʟᴇ ʜᴀ ɪɴᴀɢᴜ ɢᴀᴀᴅʜꜱɪʏᴏ ᴀɴᴀɢᴏᴏ ᴄᴀᴀꜰɪᴍᴀᴀᴅ Qᴀʙɴᴏ
🤲🙏🌙

07/03/2024

ᴋᴜʟᴀɴᴋɪɪ ɢᴀʟᴀʙᴛᴀ ᴡᴜᴜ ʙᴀᴀQᴅᴇʏ ᴀʀɪᴍᴏ ꜰᴀʀꜱᴀᴍᴏ ᴀᴡɢᴇᴇᴅ ✊ɪɴꜱʜᴀ ᴀʟʟᴀʜ ɴᴇxᴛ ᴍᴀᴛᴄʜ 👉

07/03/2024

#ɢᴀʟᴀʙᴛᴀ ᴡᴀxᴀᴀɴ ᴄɪʏᴀʀᴇᴇʏɴᴀᴀ ʟᴜɢᴛᴀ ᴋᴏᴡᴀᴀᴅ ᴇᴇ ᴛᴀʀᴛᴀɴᴋᴀ ʙɪꜱʜᴀ ʙᴀʀᴀᴋᴇʏꜱᴀɴ ᴇᴇ ʀᴀᴍᴀᴅᴀᴀɴ ᴏᴏ ᴋᴀ ᴅʜᴀᴄᴀʏᴀ ɢᴀʀᴏᴏɴᴋᴀ ʙᴀɢᴀᴀx ᴡᴀxᴀᴀɴᴀ ʀᴀᴊᴇʏɴᴇʏɴᴀᴀ ɢᴜᴜʟ ɪɴꜱʜᴀ ᴀʟʟᴀʜ ✊💪

16/10/2023

Nala Daawo Muuqaal Yar oo Goos Goos Ah
Fadlan Nagu Soo Biir Oo Halkaan Saaxiib Nagula Noqo 🙏
🦁👏🙌

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadisho