29/05/2026
Kulanka furitaanka horyaalka heerka S3 galabta ayaa u dhaxeeya kooxaha kala ah Halgan Fc VS Barbaarta fc
🏟 Dhuusamareeb STADIUM
🗒️ 29/05/2026
⏰ 0345:PM
DAWASHO WACAN
ku so dhawow:
Xiriirka Kubada Cagta Degmada Dhusamareeb
29/05/2026
Kulanka furitaanka horyaalka heerka S3 galabta ayaa u dhaxeeya kooxaha kala ah Halgan Fc VS Barbaarta fc
🏟 Dhuusamareeb STADIUM
🗒️ 29/05/2026
⏰ 0345:PM
DAWASHO WACAN
26/03/2026
furitaanka tartanka kubada cagta galgaduud secondary school
salaxa cadaani sacadu 4:30 galabnimo
23/03/2026
Sunrise hotel champions
19/03/2026
Kulankii maanta lagu balansanaa in lagu qabto final-ka ayaa dib u dhac ku yimid. Dib u dhaca waxaa sababay shil gaari oo ay ku lug lahaayeen xubno ka tirsan guddiga iyo team kale oo la socday, taas oo keentay in kulanka dib loo dhigo. Waxaa la filayaa in waqti kale oo ku habboon dib looga shaaciyo qabashadiisa.
17/03/2026
kulankii shalay ciyaarta Ramadan Cup:
⚽ GRD vs Sunrise hotel
• 🏆 Tartanka: Ramadan Cup
17/03/2026
Man Of The Match
16/03/2026
Kulanka udhaxeyo labada team kala ah.
SUNRISE FC VS GRD FC
final yaa ugudbi dono is ledahy galbta
15/03/2026
kulanka galbta ciyaarta Ramadan Cup:
⚽ MC portrait vs Baaldahab
• 🏆 Tartanka: Ramadan Cup
15/03/2026
Kulanka udhaxeyo labada team kala ah.
man ciro portrait VS baal dahab fc
final yaa ugudbi dono is ledahy galbta