Championska magalka xogweynta sh.abroone ⚽️💪
Sh abroone football team
ku soo dhowow gacmo furan sh abroone team
12/08/2026
Marka h**e alle ayay mahad oo dhan usugnatay allahaso ino surta geliyay inan noqono champions markii 2aad oo xarir ah marka xigo Waxan halkan Hampalyo ugu dirayaa dhamaan ciyartoyda sh.abroone io tageerahooda dal io dibad Mel walbo ay jogaan Waxan idin leyahay Hampalyo Hampalyo
✅💪Hampalyo xogweynta magalka ⚽️💪🏆🏆
Jamacada Kubada sh.abroone boys⚽️💪😍
08/06/2026
Hampalyo Hampalyo xogweynta Sh.aproone⚽️💪🏆
05/04/2026
Mustaqbalka xafada😍🥰
24/02/2026
Manta oo an ciyarnay kulankeyna ugu h**eyay Ee Ramadan cup 2026 oo an laciyarnay dhigeyna ciyartaas oo kuso idlatay
Sh.Aproone 5 Vs 2 Banaadir
My team mar walbo guul io gobonimo💪⚽️
29/06/2025
انالله واناالیه راجعون كل نفس ذائقة الموت
Waxa hada naso garay geeri ad an uga naxnay Waxa hada geriyoday gudomiyaheyna Bile Baashi Waxana murugta la qeybsaneynaa ehelkiisa io qarabadiisa uu ka geryooday anagana samir io imaan Allah nagawada siiyo Waxana alle ugu baryeynaa inu u naxriisto janadiisa fardowsa ka waraabiyo 🥹🥹🤲
15/06/2025
Waxa naga xanunsan walalkeyna Bile Baashi waxan alle kaga bariyeyna inu cafimad tam ah kusiiyo xanunkana dembi dhaaf alle hakaga dhigo 🤲🥹
28/05/2025
Mahadsanidiin Rasmi Sports 🙏 iyo waxan oo kale u mahadcelineynaa mamulka cashadan quruxda badan soo agaasimay kun io kow jeer mahadsanidiin🙏🙏🥰
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Merca