16/09/2024
ABDIRAHMAN ABDULAHI MOHAMOUD waa ciyaaryahaan ka tirsan ciyaartoyda DEGMADA MAREERGUR Iiyo Team DHUDI STARS oo ka dhisan CAASIMADA DHUUSAMAREEB,
Waxa uuna qallin ku gali doona MOGADISHU.
Si wada jira aan ugu duceyno in ilaahey u fududeeyo qallinka.
Degmada mareergur
13/09/2024
Bismillah
Friday 13/09/2024
KULAN SAGOOTIN
Waxa galabta garoonka ciyaaraha DEGMADA MAREERGUR lagu ciyaari doonaa kulan lagu sagootinayo Ciyaar-yahaan ka tirsan Ciyaartooydii ku Guuleysatay MAREERGUR CUP.
CIYAAR-YAHAAN Dayyib Mohamoud Oo ka mid ah Ciyaartooyda FC GALLEYR
MAREERGUR BILE FC vs FC GALLEYR 🏟
Degmada mareergur
09/09/2024
Best player.
Laacibkii ugu wanaagsanaa tartanka.
Kulmiye Gurey
09/09/2024
Top scorer
Horyaalka kooxaha heerka 1aad ee Mareergur.
Maxamed(tareeso).
09/09/2024
Man of the match
Ciyaartii final ka.
C/xafiid(FJ).
06/09/2024
Kooxda Xidigaha ayaa ku dhammeysatey kaalinta 2aad ee horyaalka heerka 1aad ee Mareergur.
06/09/2024
Champions 🏆
Hambalyo Hambalyo Galleyr FC ayaa ku guuleysatey horyaalka heerka 1aad ee Mareergur 2023-2024.
Congratulations galleyr FC.
06/09/2024
FINAL DAY ⚽
SAADAALI KULANKA GALABTA🥅
FC GALLEYR VS XIDIGAHA FC
31/08/2024
FRIENDLY MATCH ⚽️🏟
Waxa Galabta kulan saaxiibnimo wada ciyaari doona degmada Xananbuure iyo degmada Gadoon.
Kuna wada ciyaari doona Garoonka Ciyaaraha Degmada Mareergur (Stadium Mareergur)
31/08/2024
Sawirro:
kulankii shaley galab
Mareergur bile FC vs Halgan FC.
📸