Hilaac Team Widh Widh

Hilaac Team Widh Widh waa team kamida teamamka degmada widhwidh ee heerka koowad waxana la asasay 20/11/2016

look soon👀👀
04/06/2026

look soon👀👀

BISMILAAHbacda salaam, waxaan kusoo dhawaynaynaa kooxda faca weyn ee hillaac fc saddex xubnood oo ah kuwii ugu tayada fi...
23/04/2026

BISMILAAH

bacda salaam, waxaan kusoo dhawaynaynaa kooxda faca weyn ee hillaac fc saddex xubnood oo ah kuwii ugu tayada fiicnaa waqtigan:

1) abdisameth muuze
2) abdikareim seat
2) mubaarik mohameth

waxay si mug iyo miisaan leh usoo dhaweynayaan taageerayaasha iyo masuuliyiinta kooxda, iyo dhammaan ciyaartoydaba. saddexdan xiddig waxaan idin leenahay kusoo dhowaada mar koowaad, mar labaad iyo mar saddexaadba kooxda faca weyn ee hillaac fc.

ALLA MAHAD ISKA LLEH 🙏🏻

New season and new leadership
27/09/2025

New season and new leadership

HilaaC TeaM❤️⚽️
19/07/2025

HilaaC TeaM❤️⚽️

training
12/07/2025

training

Kusoo dhawoow macalin cabdirasaaq ismacil cali kooxda facawayn ee hilaac fc waxan rajaynaynaa inaad kooxda gaadhsiin doo...
05/07/2025

Kusoo dhawoow macalin cabdirasaaq ismacil cali kooxda facawayn ee hilaac fc waxan rajaynaynaa inaad kooxda gaadhsiin doonto guulo badan oo waawayn insh allh

Dhamaad…….

KULAN ADAG OO SEMIFINAL AH OON WAJIHI DOONO FC HEEGAN GALBATA 4:00pmGUUL INOO BALANA INSHA ALLAH
30/07/2024

KULAN ADAG OO SEMIFINAL AH OON WAJIHI DOONO FC HEEGAN GALBATA 4:00pm
GUUL INOO BALANA INSHA ALLAH

Address

HILAAC TEAM
Laascaanood

Telephone

+252636650714

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hilaac Team Widh Widh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category