15/01/2022
Hambalyo Oo Kunjeer Hambalyo Sxip❤
Xalay habeen Taariikhda ku xusan bey aheyd15-january-2022
Waa Farxadii Sxip/wll Maxamed Maxamuud Aqal Galkiisii Taaba galay.
Maxamed maxamuud iyo Dumaashi Safiya ahmed Qoyskii Lagu nastee lagu nagaado alle ha idinka yeelo.
Waxay Kooxdu hambalyo Mug iyo Miisan ba leh u direysaa ciyartooygeedii,
Ciyaartooyduna waxay dhambaal farxadeed u dirayaan saaxibkood Maxamed Maxamuud Gurey
Alle ha idinkala siiyo ubad kheyr qaba Diinta,Dadka iyo Dalkaba anfacda, Guurkiina Lagu Farax Gurigiinu Guri Nagi
Waxay kaloo kooxdoo isu duubani Ugu Duceysey Reerka Cusub ducadii Nabiga "Scw" .بارك الله لکما وبارک عليکما وجمع بينکما في خير
17/09/2021
17/09/20121
Habeen madoow, iyo maalin xanuun badan 😪😪
Inaalilaahi waa inaa ilaahi Raajicuun, Ax xanuun badanaa, waxaa Xalay tii alle u yimi/geeriyoodey Saaxiib/walaal/macalin Abdikarin ahmed mohamed (Gurey karo)
Eebe weyne Haku naxariisto Walaal/Saaxiib geeri aad u naxdin badan oo argagaxle bay ahayd dareen ahaan aad bay noo taabatay geeridadu walale iyo saxiib
Xarfo kuma koobi karno Shakhsiyadaadi afgaabnaantadii, edebtaadii iyo ixtiraamkaagii waxad noo ahyd shaqsi Abaal badan Nagu leh aadna Noogu Wayn runtiim
eebe waaxan kaga baryayaynaa inu qabrigaga kuu waasiciyo, janoyiinkiisa kugu casuumo, kuwo xawdka nabiga ka caba kaa dhigo, waxaan tacsida iyo tiiranyada la wadagaynaa dhamaanba ehelkii iyo asxaabtii Qarabdii aad Ka Baxdey.😭😭
geeridadu waxay nagu noqotay mid u qaadan waa ah kadisna nagu ah,
Ilaahy khaatumada khayr ha inoogu khatimo, kuwa jidka siraadul mustiqiimka ku hanuunsanaada alle haynaga dhigo dhamaanteenba Aamiin aamiin😭😭.🤲🤲
11/06/2021
Alla Yaraxma saaxiib walaal Abdilaahi Abdirizaq Bojan Krkic ilaahay walaal hakugu casuumo janooyinkiisa waaweyn, Allena dhamaanteen ha inagu wada kulmiyo fardows al aclaa. Incha allh.
Walaalo caawa aynu faatixada uwada marno walaalkeen, Alla yaraxma.🤲
19/01/2021
Dadaal Badan Kadib Waanu GuuLaysaney❤
14/09/2020
Training Time Brathers Jr hormoodka Kooxaha Da'yarta G/Sool
Balanteenu waa dadaal iyo horumar mar kasta.
20/08/2020
HampalYo HampalYo🎓...
KunJeer Hampalyo Sxip/Walaal Mohamoutt Updy Lahi Barre Xeef🎓
Waxey Kooxda Opec Junior Football Club U Hampalyeyneysaa mid Kamida Kooxda Weyn ee Opec Ahna Qof Dabecad wanaag iyo Akhlaaq ilaahey ku maneystey Waa
Mohamutt Updylahi Xeef (Hayaan)
waxey dhamaan kooxdoo isku duuban hampalyo u direysaa Lacibkeeda
Dhamantayo Waxan Ku faraxsanahay inaad gaadhey mid kamida hamiyadaadii ama yoolashaadii nolosha
Waxaan Kaloo Ku Leenahay Wll Dadalkaaga intaa kasii Badi Horeyna Usoco wlalkyow
Congro Sxip Million Times🎓
Waxaan Filaynaa Inaad Malin Dhow Kamidho Dhaliso Cilmigaaga waanuna kugu kalsoonahay mar walpa Garabkaagana Waanu Taagnaan doonaa wll inta Nafi Nagu Jirto
Hampalyo Hampalyo sxip
Hadey Jiri Lahaayeen Kalmado Kuwaa ka wanaagsan oo La isugu Hampalyeeyo Adiganu kuugu Hampalyeyn laheyn Sxip
Sidoo Kale Waxaanu kuu rajeynaa Guul Wax ku ool ah inaad garto Sxip
❤
24/07/2020
Hampalyo Hampalyo
Waxey Kooxda Opec U Hampalyeyneysaa Mid Kamida Ciyartoyda Kooxda Opec
Waa C/Karein Hussein Omar Maxamuud ama sidaad U taqanan /
Waxey aheyd malin kuweyn dhamaan kooxda playerinteda madaamoo ay waqti qurux badan la qaateen sxibkood
23-July-2020
Waa malin nagu wada qliya, waa maalintii Sxipkayo, Waa Malin la xusi doono.
Alla Maxey Malin Qurux Badan Aheyd.
Guntii Iyo Gabagabadii Waxey Kooxda gabi ahaanteedba u Hampalyeyneysaa Laacibkedii, Halyeygedee iyo Weilpa mid kamida Hogaamiyayaasheedii Waa C/Karein Husein Cumar.
Waxaanu Leenahay Sxip Kun Jeer Hampalyo (Alfa Mabruuk Akhii)
Halkaa Kasii Wad Dadalkaaga Iyo Hormarkaaga.
Wabilaahi Towfiiq
05/07/2020
(Mudaniyo Marwa Meherkodi Dhacey)
Hambalyo Meher
Waxey Dhamaan Kooxda Opec Junior U hampalyeyneysaa Iyo Marwadisa Oo Meherkoodu Ka Dhacey Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee Cerigaabo
Waxey Dhamaan Kooxdu U Hambalyeyneysa Ciyaartoy Kamida kooxda Opec Jr
Wuxu nala Qaty Waqti Kooban Balse Qalbiyadayada ay Weligood Xasuusnaan Doonaan
wxuu ahaa qof akhlaaq wanagsan Dabecad Wanagsan Hab La dhaqan Iyo Qalbi wanagsan ba leh
Waa Mudane Marwadii Heshaa Ay Nasiib Leedahey Hampalyo Marwo Oo Ah Marwada Nasiibka Leh Ee Hanatey Qalbi Dahabkii
Waxan Kaloo Idinku Duceyneyna Ducadii Nabiga
بارك الله لکما وبارک عليکما وجمع بينکما في خير👐
Alle Ha idin Kala Siiyo Ubad Kheyr Qaba Oo D.D.D Anfacda
Guurkiina lagu Farax Gurigiinu Guri Nagi
09/03/2020
بسم الله الرحمن الرحيم
Waa maaLin kaLe iyo Post Cusub
Alle Ayaa Mahad oo dhaN iska Leh
wxaa shaley Oo ku astaysan Malin Axada Bishuna Ahayd (8/3/2020) Noo Furmey CupkiH is dhex gaLka Kooxda Fc OPEC ee (Fcbrathers) sadexda Heer ee Kala duwaN (0A,OB,OC)
Koobkan oo Ka Kooban Shan Kooxood iyaga oo Loogu Kala Magac darey
GorGor Fc
Danab Fc
Harimcad Fc
Aamiin Daada Fc
Nabad iyo NoloL Fc
wxaN leeyaHey HaMplyo Dhamaan playarinta kooxda
Cupka ayaa LooGu magac dareY mid ka mid ah HalyeeyadiH soo Marey kooxda uguNa wnaagsaNa dhexehi gopolka so martey (Jaamac Qodax Cup)
GoopTuNa waa (Mohamed sheeKh stadiuM)
4:00 Casarnimo
wxaaN leeyaHey dhaMan Tageerayasha kooxda kasoo qayP Gal wnaagsaN
WABILAAHI TOWFIIQ